Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jubaland oo Madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu dagaal qabiil ka wado Gobolka Gedo

Dowlad Goboleedka Jubaland, ayaa Madaxweyne Farmaajo ku eedaysay in uu dagaal qabiil ka wado Gobolka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya, halkaas… Sii akhri

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray Boosaaso

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta oo Sabti ah gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo u dhoofay waddanka Jabuuti

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kaga… Sii akhri

Deni oo maamullo ku meelgaar ah u magacaabay degmooyin ka tirsan Bari

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by Desk

Madaxweyanha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa degmooyinka Qandala iyo Balli-dhidin oo ka tirsan gobolka Bari u mgaacaabay maamullo cusub oo… Sii akhri

Danab oo shaaciyay in ay laayeen saraakiil Shabaab ah kuwa kalena nolosha ku qabteen

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab, ayaa shaaciyay in ay hawgal qorshaysan ku dileen saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan… Sii akhri

Al-shabaab oo xarun Isgaarsiineed ku burburiyay degaanka Mandheera

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Al-shabaab ayaa burburisay xarun Isgaarsiineed oo Shirkadda Safaricom ay ku lahayd degaanka Mandheera ee Gobolka Waqooyi bari Kenya. Warbaahinta waddanka… Sii akhri

Suicide Bomber in Somalia Hits Prime Minister’s Rally

Posted on December 19, 2020December 19, 2020

The attack, claimed by Al Shabab, killed at least 10, including three Somali military commanders. Prime Minister Mohamed Hussein Roble… Sii akhri

Puntland oo hal qodob ku baaqday kadib Qaraxii Gaalkacyo

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, oo xalay warbaahinta kula hadlay Garoowe, ayaa ka tacsiyeeyay dhammaan Saraakiishii, mas’uuliyiintiia… Sii akhri

Maraykanka oo markab dagaal u soo diray Xeebaha Soomaaliya

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa xeebaha Soomaaliya u soo diraysa Markab nooca dagaalka ah, kaas oo ka qayb-qaadanaya Hawlgalka daad-guraynta ah ee… Sii akhri

Dowladda Baxrayn oo si adag u cambaaraysay Qaraxii Gaalkacyo

Posted on December 19, 2020December 19, 2020 by News Office

Dowladda Baxrayn ayaa si adag u cambaaraysay Qaraxii shalay ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay ku dhinteen saraakiil,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close