
Khasaare ka dhashay iska hor-imaad ka dhacay waqooyiga Gaalkacyo
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad kooban oo goor dhoweyd waqooyiga Gaalkacyo… Sii akhri
Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacmeen iska hor-imaad kooban oo goor dhoweyd waqooyiga Gaalkacyo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa dowladda Ugaandha uga tacsiyaysay Libaaxyo ku dhintay gudaha dalkaas. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Degaanka iyo Isbeddelka… Sii akhri
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo haatan shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa si rasmiya u… Sii akhri
Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo maanta kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni… Sii akhri
Ciidamada badda maamulka Somaliland, oo wata Laashashka dheereeya, islamarkaana garab-siinaya malayshiya-beeleed hubaysan, ayaa saaka weerar ku qaaday degaanka Shidan ee… Sii akhri
Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay si adag ugu cambaaraysay abaabul dagaal, oo sida ay sheegtay Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri
Xukuumadda Puntland ayaa ku riixaysa Golaha Badbaaqo Qaran, in si dhakhso ah jawaab looga bixiyo farriintii xalay ka timid Madaxweyne… Sii akhri
Laamaha Amniga Puntland ee Gobolka Mudug, ayaa saacadihii la soo dhaafay xabsiga dhigay in ka badan 20 dhalinyaro ah, oo… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 22-ka Maarso 2021 ku baaqay shir lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha… Sii akhri
Mareykanka ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay jaahwareerka doorashooyinka Soomaaliya oo abuuri kara hubanti la’aan siyaasadeed oo khatar ku… Sii akhri