Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Siciid Deni iyo Axmed Madoobe oo Shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Nairobi

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni ayaa ku wajahan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, halkaasi oo uu shir deg deg ah… Sii akhri

Posted on May 20, 2025 by News Office

Dhul-gariir siyaasadeed oo ku soo wajahan Soomaaliya

Posted on May 20, 2025May 20, 2025

Sidaan horay qoraal arrintaan uga sameeyey, waxaan cinwaankan u doortay maqaal lagu qoray Al-jazeera oo cinwaan looga dhigay: WAA MAXAY… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay horjoogihii Daacish u qaabilsanaa xiriirka dibadda iyo keenista ajaanibta

Posted on May 20, 2025May 20, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo Khamiistii 15-kii bishan May hawlgal cir iyo dhul ah ka fuliyay degaanka Gurya-samo ee buuraha Calmiskaad… Sii akhri

Dowladda Imaaraatiga Carbeed oo markab Raashin ah u soo dirtay Puntland

Posted on May 19, 2025 by News Office

Markab Raashin ah oo ay soo dirtay dowladda Imaaraatiga Carbeed ayaa maanta ku soo xirtay dekedda magaalada Boosaaso ee xarunta… Sii akhri

New UK Ambassador Arrives in Mogadishu

Posted on May 19, 2025May 20, 2025 by cph

Charles King has arrived in Mogadishu to assume his role as His Majesty’s Ambassador to the Federal Republic of Somalia.  … Sii akhri

Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Puntland oo shaqa joojin lagu sameeyay

Posted on May 19, 2025 by News Office

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa shaqa-joojin saddex bilood ah ku samaysay Agaasimihii Maamulka iyo… Sii akhri

Puntland: Villa Somalia oo lagu eedeeyay in ay colaad iyo qalalase ka hurinayso magaalada Gaalkacyo

Posted on May 19, 2025 by News Office

Xildhibaan hore Cabdibarre Yuusuf Jibriil oo ka soo jeeda degaannada Puntland ayaa ku eedeeyay Villa Somalia in ay colaad sokeeye… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ku guulaystay xallinta xiisad ka taagnayd degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

Posted on May 19, 2025May 19, 2025 by News Office

Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo kaashanaya odayaasha iyo waxgaradka degaanka ayaa ku guulaystay in ay xalliyaan xiisad dhawaanahan ka taagnayd… Sii akhri

Puntland oo ciidamada PSF ka mamnuucday in ay wax dhaq dhaqaaq ah ka sameeyaan Gaalkacyo

Posted on May 18, 2025May 18, 2025 by News Office

Waxaa maanta ka qabsoomay xafiiska maamulka gobolka shir degdeg ah oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Gobolka Mudug, Mudane Faysal Sheikh… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo shaqa joojin ku sameeyay guddoomiyihii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland

Posted on May 18, 2025May 18, 2025 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan magaalada Boosaaso ayaa shaqa-joojin ku sameeyay guddoomiyihii maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo denbiyada culus… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close