Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in aysan waxba iska beddelin go’aankii mudda kordhinta

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay, in aysan waxba ka beddeli doonin go’aankii mudda kordhinta hay’adaha dowladda, kaas oo uu ansixiyay Aqalka… Sii akhri

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Maraykanka Walter Mondale oo geeriyooday

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Mareykanka xilligii Jimmy Carter, ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, sida laga… Sii akhri

Garoowe: Dowladda oo la wareegtay carruur haweenay ka dhuumatay

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa rasmiyan ula wareegtay daryeelka laba carruur ah oo todobaadyo ka hor haweenay uga dhuumatay Garoonka diyaaradaha caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Soomaaliya oo Masar uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka

Posted on April 20, 2021April 20, 2021 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa dowaladda Masar iyo shacabkeeda uga tacsiyeysay dadkii ku dhintay shilkii tareenka ee shalay ka dhacay gobalka al-Qalyuubiya… Sii akhri

Kismaayo: Colaad ka aloosan dhul deegaan oo Axmed Madoobe ka gaday Xawaaladda Kaah

Posted on April 19, 2021April 20, 2021 by Desk

Wararka naga soo gaaraya magaallada Kismaayo xarunta ku meel gaarka maamul goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in halkaas ay xiisad colaadeed… Sii akhri

WHO sounds alarm on drug-resistant bacteria

Posted on April 19, 2021April 19, 2021

Global health body warns none of antibiotics currently being developed are enough to tackle superbugs The World Health Organization has… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Madaxweynaha Koongo

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda  Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo safar shaqo ku joogo Dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Koongo, ayaa la kulmay dhiggiisa… Sii akhri

Shirkadda NECSOM oo qiima dhimis ku samaysay adeegga Korontada Garoowe

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Shirkadda Korontada NECSOM, ayaa maanta oo Isniin ah shaacisay in ay qiima dhimis u ku samaysay adeegga Korontada caasimadda Garoowe.… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay 66 maxbuus

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah cafis u fidiyay 66 maxbuus oo kamid ah… Sii akhri

Roobab mahiigaan ah oo ka curtay Gobolka Bakool

Posted on April 19, 2021April 19, 2021 by News Office

Roobka Gu’ga ayaa saacadihii la soo dhaafay ka curtay gobolka Bakool ee Koonfur galbeed Soomaaliya halkaas oo abaar iyp biyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close