Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Guddiga doorashooyinka Puntland oo la wareegay qalabka diiwaan-gelinta codbixiyaasha

Shirkadda PIITECH ayaa maanta guddiga KMG doorashooyinka Puntland ku wareejisay qalabka casriga ah ee diiwaan-gelinta codbixiyaasha. Guddiga ayaa shaaciyay in… Sii akhri

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Garsoore caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Dabley hubaysan, ayaa xalay magaalada Muqdisho ku dilay garsoore caan ah, oo ka tirsanaa wasaaradda Caddaalada xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Marxuum… Sii akhri

Fanaanad Muna Xiddigta oo ku geeriyootay Muqdisho

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu xaqiijiyey Abwaan Cabdiqaadir… Sii akhri

Xoghayaha Qaramada Midoobay oo war ka soo saaray soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa soo dhoweeyay kaalinta dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta xiriirka dibloomaasiyadeed ee… Sii akhri

Erdoğan: Israel waa dowlad argagixiso ah oo mudan in tallaabo laga qaado

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha waddanka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii u dambeeyay ee Israel ka fulisay masjidka barakaysan ee… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar kamid ah Ganacsatada dalka

Posted on May 9, 2021May 9, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan afur ah kula qaatay xarunta Madaxtooyada qaar ka mid ah ganacsatada… Sii akhri

Shiine Laga Baqay!

Posted on May 8, 2021May 9, 2021

“Dayaxaa lakala boobayaa iyo dirirkii cawleede Dabagaabihii laga career dunina yeelkeede Xidigtii dagaariyo la dhaaf diilintii furey e. Dibbaa laxaha… Sii akhri

Weerarka Yuhuuddu Ku Qaadday Al Aqsa oo La Dhaleeceeyay

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by cph

Qudus (PP) — Askarta dowladda Israa’iil ayaa weerar ku qaaday xalay masjidka Al Aqsa oo ay dad ku cibaadaysanayeen. Weerarkan… Sii akhri

Shir ku saabsan dardar gelinta Amniga oo Garoowe lagu qabtay

Posted on May 8, 2021May 8, 2021 by News Office

Ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland, ahna madaxweyne ku-xigeenka, Axmed Cimi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyay kulan ku saabsan Amniga guud iyo dardargelinta… Sii akhri

Somaliland, an unrecognised state, is winning friends abroad

Posted on May 8, 2021May 8, 2021

In july ist 1960, five days after it cut its colonial ties, the former British Somaliland merged with the one-time… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close