Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ismaaciil Cumar Geelle oo markii Shanaad loo dhaariyay Madaxweynaha Jabuuti

Munaasabad ka dhacday Caasimadda dalka Jabuuti ayaa Maanta markii Shanaad xilka Madaxweynaha dalka Jabuuti loogu dhaariyay Ismaaciil Cumar Geelle, kaas… Sii akhri

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare rooble oo hambalyo u diray xuska maalinta Dhalinyaradda Soomaaliyeed

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhallinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska Maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed oo ku began… Sii akhri

Tiro Gantaallo ah oo lagu weeraray Ciidamada Isra’iil

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Ciidammada Difaaca Isra’iil  ayaa sheegay in lal beegsaday seddex gantaal oo laga soo tuuray dhanka Suuriya kuwaas oo aanay sheegin… Sii akhri

Faransiiska oo mamnuucay bannaanbaxyada lagu taageerayo dadka Reer Falastiin

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by News Office

Dowladda Faransiiska, ayaa mamnuucday bannaanbaxyada lagu taageerayo dadka Reer Falastiin ee duqaymaha iyo weerarada kala kulmaya ciidamada Israa’iil. Wasiirka Arrimaha… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo gaaray magaalada Nairobi

Posted on May 14, 2021May 15, 2021 by cph

Madaxweynaha dowlada Puntland Mudane Saciid C/llaahi Deni ayaa gaaray caasimada dalka Kenya ee Nairibi. Madaxweynaha ayaa inta uu ku sugan… Sii akhri

Jabuuti oo DFS iyo Somaliland ka wada qeyb gelinaysa caleemo-saarka Ismaaciil Cumar Geelle

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay dalka Jabuuti, halkaas oo uu uga qeyb… Sii akhri

Booliiska Gobolka Nugaal oo gacanta ku dhigay nin dil ka gaystay magaalada Garoowe

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by News Office

Ciidamada Booliiska Gobolka Nugaal, ayaa gacanta ku dhigay nin hubaysan, oo saaka nin kale ku dilay magaalada Garoowe, kadib muran… Sii akhri

End Kenya, Somalia feuds

Posted on May 14, 2021May 14, 2021

Nairobi-Mogadishu diplomatic and trade dispute is back in the news this week with new rounds of sanction from both sides.… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay dhaqaale ka xayirtay maamulka Hirshabeelle

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by News Office

Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay eedayn uga timid dowlad goboleedka Hirshabeelle, oo ku saabsan… Sii akhri

MAP IYO TPEC oo kala saxiixday Xeerka habdhaqanka Saxaafada ee tebinta doorashooyinka

Posted on May 14, 2021May 14, 2021 by News Office

Ururka warbaahinta Puntland (MAP) iyo Guddiga KMG ee Doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa xalay saxiixay Xeerka habdhaqanka Saxaafada ee goobaha diiwaangelinta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close