Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay geerida Gen. Cali Ismaaciil Maxamed

Madaxweymaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida Gen. Cali Ismaaciil Maxamed oo ku geeriyoodey Turkiga. Bayaan tacsi ah… Sii akhri

Posted on May 16, 2021May 17, 2021 by Desk

Ku-simaha madaxweynaha Puntland oo Qardho ka daah-furay diiwaan-gelinta Codbixiyaasha Puntland

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta ka daah-furay magaalada Qardho barnaamijka diwaangelinta codbixiyayaasha… Sii akhri

Khaasaraha ka dhashay Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza oo sii kordhaya

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Duqeynta Israa’iil ee Marinka Gaza ayaa gashay maalintii toddobaad oo xiriir ah, iyada oo duqeyn xagga cirka ah maanta lagu… Sii akhri

Xukuumada Puntland oo $90, 000 doollar bil walba u qoondaysay ururada siyaasadda

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa $90, 000 doollar bil walba u qoondaysay Urur siyaasadeedyada Puntland. Ku simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne ku xigeenka… Sii akhri

Booliiska Haramcad oo gadood ka sameeyay magaalada Jowhar

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Ciidamo ka tirsan Booliska sida gaarka u tababaran ee Haramcad ayaa maanta gadoodsan ka sameeyay Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo gaaray magaalada Qardho

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ahna ku simaha madaxweynaha  Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash), ayaa maanta safar shaqo ku gaaray… Sii akhri

Farmaajo oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay Dhalinyaradii SYL

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Munaasabadda Xuska halgameyaashii SYL awgeed xaflad maamuus ah la qaatay dhallinyarada Soomaaliyeed… Sii akhri

Doorashada Ethiopia oo mar kale dib loo dhigay

Posted on May 16, 2021May 16, 2021 by News Office

Madaxa guddiga doorashada Ethiopia ayaa sheegtay in aysan macquul ahayn in la qabto doorashada baarlamaanka ee qorshuhu ahaa in ay… Sii akhri

Diiwaangelinta codbixiyeyaasha golayaasha deegaanka oo berri ka bilaabaneysa Puntland

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by Desk

Puntland ayaa maalinta berri ah (16 May 2021) magaalada Qardho ka daahfuraysa diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada hordhaca golayaasha deegaanka saddexda degmo… Sii akhri

Kismaayo: Taliyaha AFRICOM oo la kulmay madaxweynaha Jubaland

Posted on May 15, 2021May 15, 2021 by Desk

Taliyaha howlgalka Mareykanka ee AFRICOM Jeneraal Stephen Townsend ayaa maanta booqasho ku yimid magaalada Kismaayo ee xarunta ku meelgaarka Jubaland.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close