Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Beesha Caalamka oo ka hadashay shirka Muqdisho

Beesha Caalamka ayaa sheegtay in shirka Muqdisho ee dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada uu yahay fursad muhiim ah oo ay… Sii akhri

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by Desk

Muuse Biixi: Shaqaalaha dawladda iyo ciidamada waa ka mamnuuc siyaasadda

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamadu mamnuuc ka yihiin siyaasadda, xukuumadiisuna ay arrintaas fulinayso.… Sii akhri

Puntland oo guddi u magacowday aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by Desk

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi u magacaabay qaban-qaabada aaska Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ka tacsiyeeyay geerida madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay geerida madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Cabdisamad Cali Shire oo saaka… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland oo ku geeriyooday Muqdisho

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by News Office

Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dowladda Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa saaka oo Khamiis ah ku geeriyooday magaalada Muqdisho,… Sii akhri

AMISOM oo gargaar banii’adanimo ku wareejisay dowladda Soomaaliya

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by News Office

Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq isugu jirta raashin iyo agab kale ku wareejisay madaxda Wasaaradda gargaarka… Sii akhri

Madaxtooyada Jubaland oo war ka soo saartay safarka Axmed Madoobe ee Muqdisho

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by News Office

War rasmiya oo ka soo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Jubaland, ayaa lagu sheegay in madaxweyne Axmed Maxamed islaam (Axmed Madoobe,)… Sii akhri

Macallimow: Shirka Muqdisho maanta ayuu furmayaa wax dib u dhac ah ma jiro

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by News Office

Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow, oo wareysi siiyy BBC-da, ayaa ka faahfaahin ka bixiyay shirka arrimaha doorashooyinka oo… Sii akhri

Golaha wasiirada Jubaland oo la magacaabay iyo Seeraar oo ka soo muuqday

Posted on May 20, 2021May 20, 2021 by Desk

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa caawa magacaabay golihiisa wasiirada cusub oo ka kooban 23 wasiir, 22 wasiir ku xigeen iyo… Sii akhri

Rooble oo ka hadlay shirka doorashada iyo Qoorqoor oo soo gaaray Muqdisho

Posted on May 19, 2021May 19, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ay u diyaar garoobeen shirka dhameystirka arrimaha doorashooyinka ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close