
Beesha Caalamka oo baaq midaysan ka soo saaray Shirka Muqdisho
Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya, in ay sameeyaan tanaasul wax-ku-ool ah, si heshiis dhakhso leh looga… Sii akhri
Wakiilada Beesha Caalamka, ayaa ugu baaqay hoggaamiyaasha siyaasadda Soomaaliya, in ay sameeyaan tanaasul wax-ku-ool ah, si heshiis dhakhso leh looga… Sii akhri
Af-hayeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahim Macallimow ayaa qoraal uu soo saaray faahfaahin kaga bixiyay, shirka arrimaha doorashooyinka ee loo… Sii akhri
Guddiga KMG doorashooyinka Puntland, ayaa saaka degmada Ufayn ka daah-furay barnaamijka diiwaan-gelinta codbixiyaasha saddex degmo, oo laga qaban doono doorashooyinka… Sii akhri
Imtixaanka Shahaadiga ah ee dugsiyada Sare iyo kuwa dhexe, ayaa saaka oo Sabti ah ka bilaabanaya dhammaan Gobollada Puntland. Imtixaanka… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa gabal-gaabkii soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa waxaa… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaweyd ka duulay garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Garowe,… Sii akhri
Magaalada Garowe waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo shalay… Sii akhri
Guddoomiyihii deegaanka Garasbaaley ee gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Axmed Cali Garyare iyo labo kamid ahaa ilaaladiisa ayaa qarax ku dhintay. Guddoomiye… Sii akhri
Former President John Dramani Mahama has in a letter to the Chairperson of the African Union Commission withdrawn his acceptance… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada Jubaland, Galmudug iyo Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa caawa kulan… Sii akhri