
Sarkaalkii dilay George Floyd oo xukun dheer lagu riday
Sarkaalkii booliiska ahaa ee dilay George Floyd, ayey maxkamad ku taal Minneapolis jimcihii ku xukuntay 22.5 sano oo xarig ah.… Sii akhri
Sarkaalkii booliiska ahaa ee dilay George Floyd, ayey maxkamad ku taal Minneapolis jimcihii ku xukuntay 22.5 sano oo xarig ah.… Sii akhri
Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa, khasaaraha ka dhashay laba qarax oo lala beegsaday wefdi uu hoggaaminayay wasiirka Amniga Puntland,… Sii akhri
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta garsoorayaal u magacaabay Maxkamadda Sare iyo Maxkamadaha gobollada iyo degmooyinka. Maxkamadda Sare… Sii akhri
Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo ah oo ay wateen wasiiro iyo mas’uuliyiin… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgameyaashii Soomaaliyeed ee naftooda u huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi iyo guud… Sii akhri
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweyne Axmed Madoobe oo hogaaminayay… Sii akhri
Dowladda Canada ayaa sheegtay, in ay dib u-dejin u samaynayso in ka badan 240 Qaxooti ah oo sharci la’aan ku… Sii akhri
Nin Soomaali ah oo ku hubaysan mindi dheer, ayaa Jimcihii shalay dad ku laayay gudaha magaalada Wurzburg ee waddanka Jarmalka,… Sii akhri
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay Munaasabadda Xuska 26-ka Juun ayaa ugu hambalyeeyey dhammaan shacabka… Sii akhri
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash), ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska maalinta xorriyadda 26-ka June. Mudane… Sii akhri