Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Weriye caan ah oo lagu toogtay bartamaha magaalada Amsterdam

Weriye caan ah oo dambiyada baara oo u dhashay dalka Holland ayaa si culus loo dhaawacay ka dib markii lagu… Sii akhri

Posted on July 7, 2021July 7, 2021 by News Office

Xiisad ka taagan degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by Desk

Waxaa degmada Godobjiraan ee gobolka Nugaal ka taagan xiisad ka dhalatay wareegtadii dhawaan madaxweyne Deni ku magacaabay maamulka KMG ah… Sii akhri

Ethiopia is falling apart, but Abiy still has a choice

Posted on July 6, 2021July 6, 2021

By allowing the much-needed aid to reach starving Tigrayans, the Ethiopian prime minister may not only save tens of thousands… Sii akhri

Guddiga doorashada heer Puntland oo guddoon cusub doortay

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka Federaalka ee heer Puntland ayaa maanta magaaalada Muqdisho ku doortay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen cusub. Guddigan ayaa… Sii akhri

Puntland oo dib u dhigtay doorasho laga qaban lahaa saddex degmo

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Guddiga doorashooyinka KMG ah ee Puntland ayaa maanta oo Talaado ah shaaciyay in dib loo dhigay doorashada tijaabada ah ee… Sii akhri

Puntland Rejects Hydrocarbon Licensing by Somali Federal Government

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by cph

Garowe (PP News Desk) – Puntland State government yesterday raised objections to hydrocarbon licensing by the Somali Petroleum Authority. SPA… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in aysan aqoonsanayn hay’adda Shidaalka Soomaaliya

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa sheegtay in aysan aqoonsanayn hay’adda Batroolka u qaabilsan dowladda Soomaaliya ee Somali Petroleum Authority. Qoraal ka soo… Sii akhri

Ciidamada Galmudug oo dib u qabsaday degmada Bacaadweyne

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug, ayaa sheegaya in ciidamada Daraawiishta Galmudug ay dib ula wareegeen degmada Bacaadweyne iyo tuulooyin hoosyimaad… Sii akhri

Hoggaamiyaasha Tigray oo ku celiyay shuruud ku saabsan baaqii xabad-joojinta

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Saraakiisha Tigray-ga ayaa mar kale jawaab rasmi ah ka bixiyey baaqa xabad-joojin ee dowladda Itoobiya. Hoggaamiyaasha Tigray waxay shuruud ku… Sii akhri

Midowga Musharrixiinta oo war ka soo saaray Ciidankii loo qaaday ereteriya

Posted on July 6, 2021July 6, 2021 by News Office

Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa ka hadlay xaalada dalka, Dhalinyarada weli ku maqan dalka ereteriya, iyaga oo dalbaday in aan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close