Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farxaan Qoroole oo qarax ka badbaaday

Taliyaha Ciidanka Booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole ayaa goordhaweyd ka badbaaday qarax lala eegtay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by Desk

Caqabad soo wajahday mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada Puntland

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by News Office

16-kii January ee sannadkan 2021, xukuumadda Puntland ayaa go’aamisay in mushaharka shaqaalaha iyo ciidamada 20% lagu bixiyo Shilin Soomaali, si… Sii akhri

Dagaalka u dhexeeya Puntland iyo Daacish oo maalintii saddexaad galay

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by News Office

Ciidamada difaaca dowladda Puntland, ayaa maalintii saddexaad hawlgal culus oo ka dhan ah Daacish waxay ka wadaan buuraleyda Calmiskaad ee… Sii akhri

Booliiska Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Gaalkacyo

Posted on July 10, 2021July 10, 2021 by News Office

Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ka fuliyay hawlgal qorshaysan oo ka dhan ah kooxaha ka ganacsada maandooriyaha, gaar… Sii akhri

Miyay TPLF Dagaalka ku Qabatay Ciidammo Soomaaliyeed?

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by cph

Muqdisho (PP Faallo) — Mala-awaal uu Rashid Abdi, oo Kenyati ah, ku soo qoray Twitterka ayaa sheegayay in TPLF soo… Sii akhri

Ururka Dhaqaatiirta Puntland oo doortay Hoggaan cusub

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Shirweynaha 4-aad ee ururka Dhaqaatiirta Puntland, ayaa maanta Jimce ah lagu qabtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Shirweynaha waxa ka… Sii akhri

Dagaal u dhexeeya Puntland iyo Daacish oo ka socda Gobolka Bari

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari, ayaa sheegaya in halkaa shalay iyo maanta dagaalo culus ku dhexmareen ciidamada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare rooble oo ku wajahan gobolka Gedo

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in uu maalmaha soo socda gaaro magaalada Garbahaarrey ee… Sii akhri

Dad rayid ah oo ku dhintay qarax ka dhacay koonfurta Gobolka Mudug

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Laba qof oo rayid ah ku geeriyootay miino la kacday Gaari Caasi ah oo saaka ka amba-baxay degaanka Qaycad kuna… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo ka qayb-gashay Shirka Ganacsiga Xorta ah ee Afrika

Posted on July 9, 2021July 9, 2021 by News Office

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye ayaa maanta ka qeyb-galay shirkii lixaad ee ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close