Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Liibaan Bedel Shiikh Maxamuud oo si rasmi ah uga mid noqday Xildhibaannada Baarlamaanka Puntland

Liibaan Bedel Shiikh Maxamuud ayaa si rasmi ah uga mid noqday Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, kadib markii Guddiga Anshaxa iyo… Sii akhri

Posted on November 27, 2024November 27, 2024 by News Office

Israa’iil iyo dhaq dhaqaaqa Xisbullah oo kala saxiixday heshiis xabbad joojin ah oo maanta dhaqan-galaya

Posted on November 27, 2024 by News Office

Israa’iil iyo dhaq dhaqaaqa Xisbullah ayaa kala saxiixday heshiis xabbad joojin ah oo dhaqan-galaya maanta oo Arbacada ah, sidaasi waxaa… Sii akhri

Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub

Posted on November 27, 2024November 27, 2024 by News Office

Gudoomiyaha Golaha Midowga Yurub H.E. Charles Michel ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub… Sii akhri

Jubaland President Regrets “Supporting Hamsa and Gaboose” in Joining the Somali Bicameral Legislature

Posted on November 27, 2024November 27, 2024 by cph

Kismaayo (PP News Desk) — In 2022, during the selection of MPs and Senators to represent Jubaland State in the… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo caawa ansixiyay guddiga doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on November 26, 2024 by News Office

Golaha wasiirada Soomaaliya oo Caawa yeeshay shir deg deg ah ayaa ansixiyay guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Jubaland oo ka hadashay dagaal maanta Raas-Kambooni ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Jubaland

Posted on November 26, 2024 by News Office

Jubbaland ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in ciidankeeda ay maanta iska caabiyeen weerar ay ku soo qaadeen ciidamo… Sii akhri

Taageerayaasha Imran Khan oo maanta xoog ku galay bartamaha Islamabad

Posted on November 26, 2024November 26, 2024 by News Office

Dibad-baxayaasha Pakistan ee dalbanaya in la sii daayo ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Imran Khan ayaa Talaadada maanta ah dilay… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Boosaaso ka wada abaabulka dagaal ka dhan ah mileeshiyaadka Daacish

Posted on November 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay u hoyday magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa halkaasi ka bilaabay shirar… Sii akhri

Isbahaysiga NATO oo maanta shir deg deg ah ka yeelanaya gantaalka halis badan oo Ruushku adeegsaday

Posted on November 26, 2024 by News Office

Isbahaysiga NATO ayaa maanta oo Talaado ah shir deg deg ah ka yeelanaya xiisadda cirka isku shareertay ee ka dhex… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo amartay in dacwad lagu soo oogo madaxweyne Axmed Madoobe

Posted on November 25, 2024November 26, 2024 by News Office

Golaha wasiirada dowladda Federaalka Soomaaliya oo caawa shir deg deg ah yeeshay ayaa ka horyimid doorashadii maanta ka dhacday magaalada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close