Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo Qardho tababar ugu soo xiraya cutubyo ka tirsan Ciidamada Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar ku tegaya magaalada Qardho ee Xarunta Gobolka Karkaar. Madaxweyne Siciid Deni ayaa… Sii akhri

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by News Office

Ciidamadda Badda Tuunis oo soo badbaadiyay in ka badan 200 oo tahriibayaal ah

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by News Office

Ciidamadda ilaalada xeebaha dalka Tuunis ayaa sheeegay maanta oo Axad ah inay soo badbaadiyeen 223 qof oo doonayay inay tahriib… Sii akhri

Itoobiya Waxba Kama Baran Burburkii Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya

Posted on November 22, 2021November 23, 2021 by cph

Addis Ababa (Faallo PP) — Waxaa la yiraahdaa sida ugu fudud oo waaya-arag loo noqdo waa in wax laga barto… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug oo Wakiilada Beesha Caalamka kala hadlay arrimaha doorashooyinka

Posted on November 22, 2021November 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor) ayaa wada-hadallo dhanka Khadka Internetka ee Aalada Zoomka waxaa uu… Sii akhri

Fahad, Farey iyo Kulane oo laga beri-yeelay kiiska Ikraan Tahliil

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by Desk

Guddiga baarista kiiska Ikraan Tahliil Faarax ayaa sheegay in aysan hayn haba yaraatee wax caddayn ah oo muujinaya in sarkaalad… Sii akhri

Puntland oo dil ku xukuntay xubno ka tirsan Al-shabaab oo dagaal lagu qabtay

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa maanta  xukuntay laba xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxamuud Cabdiraxiin Cabdulqaadir iyo… Sii akhri

In ka badan 70 Tahriibayaal oo ku dhintay Xeebaha Liibiya

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Hay’adda socdaalka u qaabilsan Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay in 75 tahriibayaal ah ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka ee… Sii akhri

Marxuum Cabdicasiis Afrika oo Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Qabuuro ku yaalla Isbitaalka Xoogga ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu aasay Agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) oo ku… Sii akhri

Africans’ favorable view of China comes with one small caveat

Posted on November 21, 2021November 21, 2021

When it comes to discussions on China-Africa relations, debt is a common theme, with many saying Africa is overburdened by… Sii akhri

Puntland oo dib u dejin u samaysay dadkii Somaliland soo barakicisay

Posted on November 21, 2021November 21, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa dib u dejin rasmiya u samaysay dadkii Somaliland ka soo saaftay Laascaanood. Dowladda hoose ee degmada Gaalkacyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close