Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jarmalka iyo Austria oo hakiyay qaabilaada Qaxootiga Suuriya

Dalalka Jarmalka iyo Austria ayaa hakiyay qaabbilaada qaxootiga Suuriyaanka, waxaa kalo la hakiyay qoysaskii la isku keenayay , iyadoo Austria… Sii akhri

Posted on December 10, 2024December 10, 2024 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo oo fara gelin ku eedeeyay dowladda Puntland

Posted on December 9, 2024 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa cambaareeyay fara gelin uu sheegay in Puntland ku hayso degaannadooda. Wasaaradda Warfaafinta SSC-Khaatumo… Sii akhri

Militariga Israa’iil oo sheegay in askar looga dilay koonfurta Lubnaan

Posted on December 9, 2024December 9, 2024 by News Office

Militariga Israa’iil ayaa maanta ah sheegay in afar askari lagu dilay koonfurta Lubnaan, taasi oo ah dhimashadii ugu horreysay ee… Sii akhri

Puntland oo ciidamadii ugu badnaa u diyaarisay Hawlgalka ka dhanka ah kooxaha Argagixisada ah

Posted on December 9, 2024 by News Office

Kumanaan ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa isu diyaarinaya ay hawlgal baaxad leh oo… Sii akhri

Xiisad dagaal oo ka taagan Ceerigaabo iyo inta badan shacabkii oo ka baxay magaalada

Posted on December 9, 2024 by News Office

Xiisad dagaal ayaa mar kale ka taagan magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaaag kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani oo soo laabasho taariikhi ah sameeyay

Posted on December 9, 2024 by News Office

Madaxweynihii hore ee Ghana John Dramani Mahama ayaa guul soo laabasho oo taariikhi ah ka gaaray doorashadii Axadda ka dib… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo mar kale digniin adag u dirtay dowladda Itoobiya

Posted on December 8, 2024December 8, 2024 by News Office

Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay waxay ku tilmaantay xad-gudubyada dowladda Itoobiya ay ka waddo gudaha Soomaaliya oo ay ku carqaladaynayso Amniga iyo… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha cusub ee qeybta Booliska Gobolka Raas Casayr

Posted on December 8, 2024December 8, 2024 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta soo saaray dikreeto magacaabis oo ku saabsan Taliska qeybta Booliska gobolka Raas Casayr.… Sii akhri

47 tahriibayaal Soomaaliyeed ah oo dalka lagu soo celiyay kaddib markii ay ku xayirmeen waddanka Madagascar

Posted on December 8, 2024 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dalka ku soo celisay 47 muwaadiniin Soomaaliyeed ah oo ku xayirnaa waddanka Madagascar.… Sii akhri

Kooxaha Mucaaridka ah ee Suuriya oo awood ciidan xukunka kaga tuuray Bashar Al Asad

Posted on December 8, 2024 by News Office

Kooxaha Mucaaridka ah ee Suuriya ayaa aroornimada hore ee saakay oo Axad ah sheegatay, in ay Suuriya ka xoreeyeen Bashar… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close