
Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirada Masar iyo Norwey
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka Masar iyo Norwey… Sii akhri