Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka iyo Kenya oo ka wada-hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya

Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka iyo Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka wada hadlay khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya Madaxweyne Farmaajo… Sii akhri

Posted on December 29, 2021December 29, 2021 by News Office

Rooble Waa Inuu Taariikhda Dib U Eego

Posted on December 28, 2021December 28, 2021

Sida muuqata Maxamed Xuseen Rooble wuxuu doortay inuu doorashada ugu shubo Midowga Murrashixiinta oo ay hayb beeleed wadaagaan. Waa sababta… Sii akhri

Lix xildhibaan oo lagu doortay Kismaayo

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by Desk

Lix (6) xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Kismaayo, waxaana mudaneyaasha la… Sii akhri

Laba Wasiir oo Ka Horyimid Dalabka Wasiirka Amniga

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by Desk

Labo wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka horyimid qoraalka ka soo baxay Wasiirka Amniga ee la xiriira xariga… Sii akhri

Is Britain’s Position on the Arms Embargo on Somalia right?

Posted on December 28, 2021January 2, 2022

Britain opposes lifting of the arms embargo on Somalia. Nearly one month ago the British government advised its citizen not… Sii akhri

Yaa ku tartamaya Doorashada ka bilaabatay magaalada Kismaayo?

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by News Office

Doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa saaka ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG… Sii akhri

Maraykanka oo hanjabaad adag ka soo saaray khilaafka Farmaajo iyo Rooble

Posted on December 28, 2021December 28, 2021 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa ku hanjabtay in ay tallaabo ka qaadi doonto kuwa carqaladdda ku ah Nabadda Soomaaliya. Qoraal ka soo… Sii akhri

Xubno u codeeyay in la iibiyo xarunta Ddgmada Garoowe

Posted on December 27, 2021December 27, 2021 by News Office

Xubno ka tirsan Golaha Degaanka Caasimadda Garoowe ayaa maanta oo Isniin ah u codeeyay in la iibiyo Xarunta Dowladda Hoose.… Sii akhri

Maraykanka oo digniin ka soo saaray xiisadda Muqdisho

Posted on December 27, 2021December 27, 2021 by News Office

Safaaradda Mareykanka ayaa digniin adag ka soo saartay xiisadda ka taagan Muqdisho. Safaaradda ayaa ku baaqday  in si degdeg ah… Sii akhri

Rooble oo ka horyimid shaqa-joojintii Farmaajo ku sameeyay

Posted on December 27, 2021December 27, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka horyimid shaqa-joojintii uu ku sameeyay Madaxweyne Farmaajo. War ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close