Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaar kamid ah Isimada Puntland oo go’aamiyay in Maxamuud Cismaan Diyaano loo daayo Hay’adda PSF

Shan kamid ah Isimada Dhaqanka Puntland, ayaa Caawa go’aanno ka soo saaray xallinta murankii u dhexeeyay dowladda iyo PSF. Qoraal… Sii akhri

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Imaaradka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Axmed Cuthmaan.… Sii akhri

War-saxaafadeed: Beesha Caalamka oo soo dhoweeyay Is-fagaradkii ka soo baxay Shirkii Muqdisho

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay garwaaqsadeen in shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee socday 3-9 Janaayo lagu gaaray is-afgarad la… Sii akhri

Free medical camp in Gedo ends suffering for Somali women

Posted on January 11, 2022January 11, 2022

Hani Mahad Gelle, a resident of Bardere in Somalia’s Gedo region, was struggling with illness for three years until receiving… Sii akhri

Wiil Soomaaliyeed oo wasiir ka noqday dalka Tanzania

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha Tanzania ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada, Wasiirada cusub ee uu magacaabay Madaxweynaha Tanzania ayaa waxaa ka mid… Sii akhri

Al-shabaab oo dagaal culus kula wareegtay Degaanka Qalimoow

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in saaka Al-shabaab dagaal culus kula wareegtay Degaanka Qaliloow oo u dhexeeya… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukun dil ah fulisay

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil toogasho ku fulasay askari ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka oo qof shacab… Sii akhri

Maraykanka oo la-taliye sare u magacaabay wiil Soomaaliyeed

Posted on January 11, 2022January 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden Xamse Warfaa oo ah wiil Soomaaliyeed u magacaabay inuu noqdo la-taliye sare oo ka tirsan… Sii akhri

Muxuu Madaxweyne Farmaajo kaga hadlay khudbadda uu jeediyay?

Posted on January 10, 2022January 11, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay shirkii maalin ka hor Muqdisho ugu… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo digniin adag siiyay Ciidamada Madaxtooyada

Posted on January 10, 2022January 10, 2022 by News Office

Madaxwene ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowladda Puntland. Shirkan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close