Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dagaalkii Ceerigaabo oo sii xoogaystay kadib markii gurmadyo ciidan ku biireen

Dagaal culus oo laba jiho ah ayaa weli ka socda magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag halkaasi oo ay ku… Sii akhri

Posted on December 15, 2024December 15, 2024 by News Office

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed

Posted on December 15, 2024December 15, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Daah furay, Shirweynaha 15-aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed,… Sii akhri

Dagaalka magaalada Ceerigaabo oo maalintii labaad galay

Posted on December 15, 2024 by News Office

Dagaal maalintii labaad galay oo u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-khaatumo ayaa ka soconaya magaalada Ceerigaabo ee xarunta Sanaag.… Sii akhri

Dowladda Puntland oo dhisaysa guddi qaabilsan Tacliinta Sare

Posted on December 15, 2024December 15, 2024 by News Office

Shir Looga Arrinsanayo Tacliinta Sare ee Puntland ayaa waxa isugu yimid Dawladda Puntland iyo Bahda Tacliinta Sare. Shirka oo uu… Sii akhri

Dagaal xooggan oo maanta ka dhacay Ceerigaabo iyo SSC oo ka hadashay

Posted on December 14, 2024December 14, 2024 by News Office

Dagaal xooggan oo khasaare dhimasho iyo dhaawac leh sababay ayaa maanta o Sabti ah ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee xarunta… Sii akhri

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland oo ku dhawaaqay golihiisa xukuumadda cusub

Posted on December 14, 2024December 14, 2024 by News Office

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay golaha xukuumaddiisa cusub. Xukuumadda… Sii akhri

Dowladda Puntland oo ku baaqday in Soomaaliya dib loogu celiyo cuna-qabatayntii hubka

Posted on December 14, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Faarax Juxaa oo wareysi bixiyay ayaa sheegay in halis amni oo xooggan ka timid cuna-qabatayntii… Sii akhri

Baarlamaank Koonfurta Kuuriya oo u codeeyay xilka qaadista madaxweyne Yoon Suk Yeol

Posted on December 14, 2024December 14, 2024 by News Office

Baaralamaanka Koonfurta Kuuriya ayaa waxay u codeeyeen in xilka laga xayuubiyo madaxweyne Yoon Suk Yeol, waxaana u codeysay 204 xubnood.… Sii akhri

Warbixin laga helay Khiyaano uu sameeyay Bashaar Al-assad ka hor inta uusan ka baxsan dalkiisa

Posted on December 14, 2024 by News Office

Wakaaladda wararka ee Reuters, waxay soo bandhigtay khiyaannada uu Bashaar Al-assad kula kacay la-taliyayaashiisa amniga, saraakiisha militariga, sirdoonka iyo howlwadeennada… Sii akhri

Mareykanka oo soo dhaweeyay Heshiiskii dhexmaray Soomaaliya iyo Itoobiya

Posted on December 13, 2024December 13, 2024 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay soo dhaweynayso Heshiiska ay Soomaaliya iyo Itoobiya ku gaareen in lagu soo afjaro xiisadda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close