Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Rooble: Ma jiro musharrax gaar ah oo aan wato

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa caddeeyay in uusan  musharrax gaar ah u wadin doorashada madaxweynaha Soomaaliya.… Sii akhri

Posted on January 30, 2022January 30, 2022 by News Office

Hawlgal dad badan lagu qabtay oo ka dhacay magaalada Garbahaarey

Posted on January 30, 2022January 30, 2022 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hawgal qorshaysan ka fuliyay magaalada Garbaheerey ee xarunta Gobolka Gedo. Ciidamada Milatariga Soomaaliya oo ay… Sii akhri

Doorashada shan kursi oo saaka ka dhacaysa Baydhaba

Posted on January 30, 2022January 30, 2022 by News Office

Doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay saaka ka dhacdo magaalada Baydhabo ee… Sii akhri

Doorashada Soomaaliya: Wax ka ogow xildhibaannada ilaa hadda la doortay

Posted on January 29, 2022January 29, 2022 by Desk

Doorashada Golaha Shacabka (Aqalka Hoose) ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa si gaabis ah uga socota magaalada Muqdisho iyo dowlad goboleedyada,… Sii akhri

Madaxweyne Siciid Deni oo safar ugu baxay waddanka Kenya

Posted on January 29, 2022January 29, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta safar ugu baxay magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya.  Safarka Madaxweyne Deni ugu… Sii akhri

Puntland oo shaacisay jadwalka Doorashada lix kursi

Posted on January 29, 2022January 29, 2022 by News Office

Guddiga Doorashada heer Puntland ayaa maanta shaaciyay jadwalka Doorashada lix kursi oo kamid ah Aqalka Hoose ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Koonfur Galbeed oo shaacisay 13 kursi oo lagu dooranayo magaalada Baraawe

Posted on January 29, 2022January 29, 2022 by News Office

Guddiga doorashada heer dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa shaaciyay qabashada doorashada kuraasta ugu horreeysa ee Golaha Shacabka ee  lagu… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo dalbaday in cadaadis la saaro mileteriga Myanmar

Posted on January 29, 2022January 29, 2022 by News Office

Madaxa xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku booriyay hogaamiyayaasha caalamka inay sare u qaadaan cadaadiska saaran taliska militariga Myanmar… Sii akhri

Australia oo u soo jeedisay Yurub inay siiso gaaska dabiiciga 

Posted on January 29, 2022January 29, 2022 by News Office

Dowladda Australia ayaa dalalka reer Yurub u soo jeedisay in ay siiso gaaska dabiiciga ah ee dareeraha loo beddelay, haddii… Sii akhri

Lix qof oo ku dhintay shil ka dhacay Gobolka Nugaal

Posted on January 28, 2022January 28, 2022 by News Office

Lix ruux ayaa ku geeriyooday, saddex kalena waa ku dhaawacmeen, shil gaari oo maanta ka dhacay laamiga u dhexeeya tuulooyinka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close