Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Rayan oo dhintay ka hor inta aan la badbaadin

Rayan Awram oo ahaa wiil shan jir ah oo shan maalmood ku jiray ceel ku yaal waqooyiga dalka Marooko ayaa… Sii akhri

Posted on February 6, 2022February 6, 2022 by Desk

Dekedda Boosaaso Waa Hanti Dadweyne – Faallo

Posted on February 5, 2022February 20, 2022

Ku dhowaad soddon sano ayaa laga joogaa markii Boosaaso ku waaberiisatay dagaal u dhexeeyay ururkii SSDF iyo Al Itixaad oo… Sii akhri

Kuraas kamid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Muqdisho

Posted on February 5, 2022February 5, 2022 by News Office

Doorashada saddex kursi oo ka mid ah golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah lagu qabtay… Sii akhri

Booliiska oo ka warbixiyay Rasaas xalay laga maqlay magaalada Garoowe

Posted on February 5, 2022February 5, 2022 by News Office

Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Nugaal ayaa faahfaahin ka bixiyay Rasaas xooggan oo xalay saqdii dhexe laga maqlay Caasimadda Garoowe. Taliye… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu wado in uu Todobaadkan dib ugu laabto Puntland

Posted on February 5, 2022February 5, 2022 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa lagu wadaa in uu Todobaadkan… Sii akhri

Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay Gaari khamri siday

Posted on February 5, 2022February 5, 2022 by News Office

Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa sheegay in ay xalay hawlgal ku qabteen gaari sida maandooriyaha Khamriga. Booliiska ayaa… Sii akhri

Ganacsatada Puntland: “Waxaan dhisaynaa dekedda Boosaaso”

Posted on February 4, 2022February 5, 2022 by Desk

Ganacsatada waaweyn ee Puntland ayaa magaalada Boosaaso kaga dhawaaqay in ay dhisayaan dekedda magaalada Boosaaso. Ganacsada ayaa arrintan ku shaaciyay… Sii akhri

Dad ka badan 10 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay deegaan u dhow Kismaayo

Posted on February 4, 2022February 4, 2022 by Desk

Qarax khasaare weyn geystay ayaa gaari ay saarnaayeen dad rayid kula kacay deegaanka Beerxaani oo 50-km dhanka galbeed ka xiga… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Addis Ababa

Posted on February 4, 2022February 4, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga… Sii akhri

Soomaaliya Weli Kama Kaban Burburkii Dowladnimada

Posted on February 4, 2022February 4, 2022

Kow iyo soddon sano waa qati dheer oo ay ummad wax kaga baran karto burbur ama guuldarrooyin wadareed soo gaaray.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close