
Ingiriiska oo Ruushka ugu hanjabay cuna-qabatayn
Kadib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow cunaqabatayn… Sii akhri
Kadib markii Ruushku uu xadka Ukraine ka bilaabay dhoolatus milatari, ayuu Ra’iisul wasaaraha Britain Boris Johnson ugu hanjabay Moscow cunaqabatayn… Sii akhri
Urur siyaasadeedyada Mideeye iyo Cadaaladda & Sinnaanta (Sincad) ayaa walaac weyn ka muujiyay sii socoshada iyo hirgelinta dimoqraadiyadda Puntland. Labada… Sii akhri
Hal qof ayaa ku dhintay dhowr qof oo kalana dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaaray qarax goordhaweyd ka dhacay… Sii akhri
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Beledweyne ka dejisay cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Gorgor… Sii akhri
Garoowe (Ra’yi ) — Garoowe waxaa ka socda doorashada xildhibaan Aqalka Hoose. Canab Xasan Cilmi waa Xildhibaanad ka soo gasha… Sii akhri
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in saaka halkaas lagu dilay taliye hore oo Ciidamada Puntland. Taliyihii hore ee… Sii akhri
Muran xooggan ayaa ka taagan doorashada duqa degmada Eyl ee Gobolka Nugaal, kaas oo u dhexeeya dowladda iyo urur siyaasadeedka… Sii akhri
Qaybtii hore waxaynu ka sheekeenay dadaalkii marxuum Cabdullaahi Yuusuf oo la doortay 23 bishii Lixaad 1998 uu ka sameeyey dhismaha… Sii akhri
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta tababar u xiray dufcadii shanaad ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada maamulkaas.… Sii akhri
Mustafe Jaamac Kediye oo uu dhalay Abwaanka Soomaaliyeed ee jaamac kediye Cilmi ayaa maanta lagu dhaawacay Laamigau dhexeeya Garoowe iyo… Sii akhri