Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

30 Sano Ka Hor iyo Soomaaliya Maanta

Maanta (15ka Febraayo, 2022) waxay ku beegan tahay maalintii New York ay heshiiska ku gaareen laba garab oo ka kala… Sii akhri

Posted on February 15, 2022February 20, 2022

Cabdiraxmaan Cabdishakuur: “Is fahan iyo heshiis billow ah ayaan gaarnay”

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by Desk

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka hadlay kulan uu xalay la yeeshay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, Saadaq Cumar (John) iyo Cabdullaahi… Sii akhri

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo ka wadahadlay dib u furista dhoofka xoolaha

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by Desk

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Boqortooyada Sucuudiga kala hadashay dib u furista dhoofka xoolaha Soomaaliya oo muddo hakad… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Beesha Caalamka oo ka wadahadlay doorashada

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee C6+ oo ay ka… Sii akhri

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay oo ka walaacsan xiisada Ukaine oo sii kordhaysa.

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa si gooni gooni ah ula hadlay wasiiradda arrimaha dibadda ee Ruushka Sergey… Sii akhri

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo xukun dil ah ridday

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa dil ku xukuntay Xasan Maxamuud Dhiblaawe oo sannadkii 2019 Muqdisho ku dilay marxuum,… Sii akhri

Qoor Qoor oo kulan la yeeshay Saadaq Joon, Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Cabdullaahi Kulane

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa kulan ujeedkiisu ahaa iscafin iyo dardaaran la qaatay xubno ka mid ah Xildhibaanada dhawaan… Sii akhri

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo loo magacaabay xoghaye cusub

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ,Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka Xoghayaha guud ee GHDHF u magacaabay mudane, Cabdiraxiim Cabdicasiis… Sii akhri

Jabuuti oo gacanta Soomaaliya dib ugu soo celisay dhismaha faracii Bangiga Dhexe

Posted on February 15, 2022February 15, 2022 by News Office

Safiirka Soomaaliya ee dalka Jabuuti Salaad Cali Jeelle oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa sheegay in safaaraddu ay ku guuleysatay… Sii akhri

Puntland oo shaqaalaha rayidka mushaharaadka u kordhisay

Posted on February 14, 2022February 15, 2022 by Desk

Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntland ayaa sheegtay in markii ugu horreysay 23 sano kadib ay dowladdu kordhisay mushaharaadka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close