Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Jubaland: Axmed Maxamuud Jaamac oo loo xiray kursiga Hop#029

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in Kursiga Golaha Shacabka Hop#029 ee Beesha Ciise Maxamuud loo xiray nin ka tirsan Madaxtooyada… Sii akhri

Posted on March 18, 2022March 18, 2022 by News Office

Puntland oo beenisay in Ciidamo gadoodsan xirteen Laamiga xiriiriya Garoowe iyo Buurtinle

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Taliska Booliiska Gobolka Nugaal ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka ku saabsan in Ciidamo gadoodsan xirteen Laamiga xiriiriya Garoowe… Sii akhri

Magacyada dadka loo xiray kuraasta Garoowe iyo malxiisyadooda oo la shaaciyay

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Puntland ayaa maanta shaaciyay magacyada dadka loo xiray kuraasta harsan iyo malxiisyadooda. Guddoomiyaha Gobolka Mudug… Sii akhri

Livestock dies in droves in Somalia — and without rains ‘humans are next’

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by cph

PUNTLAND, Somalia — For Hawa Hassan, having livestock means having freedom and security. About a year ago, she had about… Sii akhri

Dad ay caruur ku jiraan oo lagu duqeeyay Ukraine

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Shan mayd oo ay ku jiraan saddex carruur ah ayaa laga soo saaray burburka dhisme ku yaal magaalada Chernihiv ee… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal ka fuliyay buuraha Galgala

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Ciidamada kala duwan ee difaaca Puntland ayaa saacadihii la soo dhaafay hawlgal qorshaysan ka fuliyay buuraleyda silsiladda Golis ee Gobolka… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay khilaafka u dhexeeya Madaxweyne Deni iyo Isimada Gobolka Mudug

Posted on March 17, 2022March 17, 2022 by News Office

Sida la xaqiijiyay waxa qabsoomi waayay kulan lagu waday in uu xalay dhexmaro Madaxweyne Siciid Deni iyo Islaan Bashiir Islaan… Sii akhri

Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo ka horyimid Doorashada Kuraasta Hop#198 iyo Hop#199

Posted on March 16, 2022March 16, 2022 by News Office

Isimada Beesha Cumar Maxamuud oo uu hoggaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdulle ayaa bayaan ka soo saaray Doorashada Kuraasta Golaha Shacabka… Sii akhri

Midowga Musharaxiinta oo baaq u diray Koonfur Galbeed iyo Galmudug

Posted on March 16, 2022March 16, 2022 by Desk

Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhaweeyay jadwalka dhameystirka doorashooyinka Soomaaliya ee ay xalay soo saareen Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal… Sii akhri

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu weeraray dalka Canada

Posted on March 16, 2022March 16, 2022 by News Office

Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Canada, gaar ahaan magaalada Edmonton ayaa sheegay inay ka walaacsanyahiin weeraro dhawaan loo geeystay dhallinyaro Soomaaliyeed.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close