Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Siciid Deni ma iska casili doonaa Xilka Puntland?

Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay xildhibaannada labada aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ee dhowaan lagu… Sii akhri

Posted on March 22, 2022March 22, 2022 by News Office

Axmed Karaash oo taageeray Musharraxnimada Siciid Deni

Posted on March 22, 2022March 22, 2022 by News Office

Qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ayaa lagu taageeray Musharraxnimada Madaxweyne Siciid Deni. “Waan… Sii akhri

Siciid Deni oo xarunta Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Suldaan Maxamed Ayax Dhawre

Posted on March 22, 2022March 22, 2022 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay xarunta Madaxtooyada ku qaabilsay Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Jaamac Ayax Dhawre oo kamid ah… Sii akhri

Maxay ka wada-hadleen Wasiir Dhabancad iyo Maxime smeets?

Posted on March 22, 2022March 22, 2022 by News Office

Wasiirka Arrimaha Puntland  Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wefdi ka socday hay’adda VNG International oo ah ururka Dowladdaha… Sii akhri

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada-hadlay iskaashiga Arrimaha difaaca

Posted on March 22, 2022March 22, 2022 by News Office

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka SoomaaliyaCabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Qatar, ahna wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga, Khalid… Sii akhri

Sheekh Aadan Sunne oo xaqiijiyay in uu ku biiray Al-shabaab

Posted on March 21, 2022March 21, 2022 by Desk

Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame oo ku magacdheer Sheekh Sunne ayaa xaqiijiyay in uu kasoo baxsaday Hargeysa, islamarkaana ku biiray ururka… Sii akhri

Deni oo wariye Timire xil u magacaabay

Posted on March 21, 2022March 21, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa wariye Maxamed Cabdiweli Nuur (Timire) u magacaabay Agaasimaha Wacyi-gelinta Ciidamada iyo la-dagaalanka Argagixisada, ee… Sii akhri

Mid kamid ah Isimada dhaqanka Puntland oo iscasilay

Posted on March 21, 2022March 21, 2022 by News Office

Anigoo ah Abdinaasir Mohamud Mire waxaa la ii doortay taariikhdu markay ahayd 25 Dec 2019 inaan Fiqi u noqdo beesha… Sii akhri

Shir lagu go’aamiyay diiwaan-gelinta Hubka Soomaaliya oo Muqdisho ku soo xirmay

Posted on March 21, 2022March 21, 2022 by News Office

Magaalada Muqdisho waxa ku soo xirmay shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, shirkaas… Sii akhri

Soomaaliya oo shir horumarineed kaga qayb-galaysa dalka Lubnaan

Posted on March 21, 2022March 21, 2022 by News Office

Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close