Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maraykanka oo sheegay in Ciidamada Ruushku danbiya dagaal ka geysteen dalka Ukraine

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in saraakiil ka tirsan ciidamada Ruushka ay danbiyo dagaal ka galeen dalka Ukraine. Xoghayaha arrimaha dibadda… Sii akhri

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by News Office

Maxay tusaale u ahayd xildhibaan Aamina?

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by Desk

Aamina Maxamed Cabdi oo 10-kii sano ee u dambeeyay ka tirsanayd Galaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay fiidkii lagu… Sii akhri

Qaraxyo ka dhacay Beledweyne iyo xildhibaan hore oo ku dhintay

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by Desk

Qaraxyo is-xigxiga ayaa caawa ka dhacay magaalada Beledweyne, kuwaas oo sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray… Sii akhri

Yaa ku guuleystay kursigii uu ku fadhiyay Cabdullaahi Goodax Barre ee tartanka adag ka dhacay?

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by Desk

Cabdirisaaq Cabdullaahi Ciid ayaa ku soo baxay doorashada kursiga Hop#063 ee Beledweyne oo noqotay doorashadii ugu adkayd Golaha Shacabka ee… Sii akhri

Al-shabaab oo weerar ku qaaday garoonka diyaaradaha Muqdisho

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by News Office

Rasaas ayaa ka dhaceysa gudaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.  Al-Shabaab ay sheegteen inay weerar ku qaadeen… Sii akhri

Xildhibaan Sacdiya Salaad oo isu sharraxday Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by News Office

Xildhibaan Sacdiya Yaasiin Samatar (Sacdiya Salaad) ayaa si rasmiya ugu dhawaaqday in ay u taaganyahay xilka Guddoomiye ku xigeenka kowaad… Sii akhri

Puntland oo dhamaystiraysa doorashadii qof iyo cod ee ka dhacday saddexda degmo

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by News Office

Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa shaaciyay in maalmaha soo socda la fariisinayo golayaasha degaanka saddexdii degmo ee… Sii akhri

The World’s Deadliest War Isn’t in Ukraine, But in Ethiopia

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by cph

Coming from a Nobel Peace Prize winner, Abiy Ahmed’s call for restraint and diplomacy to end the war in Ukraine… Sii akhri

Lumpsum business grants for household resilience: Evidence from Somalia

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by cph

Lumpsum cash transfers delivered as business grants can spur microentrepreneurial activities Somalia has faced a protracted humanitarian crisis due to… Sii akhri

Putin oo qorsheynaya inuu ka qeybgalo shir madaxeedka G20

Posted on March 23, 2022March 23, 2022 by News Office

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa doonaya inuu ka qaybgalo shir madaxeedka G20 oo ay martigelinayso Indonesia dabayaaqada sanadkan, sida uu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close