Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Yuusuf Indha-cadde oo ka digay shirqool lagu dilayo Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa ka digay shirqool siyaasadeed oo sida uu sheegay la doonayo in lagu dilo madax… Sii akhri

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

Next Africa: Hunger stalks Ethiopia

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by cph

While the world’s attention is on Ukraine, another war has triggered an escalating humanitarian crisis. Only a trickle of aid is reaching the conflict… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo tijaabisay gantaalada isaga kala goosha qaaradaha

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

warbaahinta dawladda Kuuriyada Waqooyi ayaa manta sheegtay in ay tijaabisay gantaal nuuciisu yahay kuwa  isaga kala goosha qaaradaha (ICBM),iyagoo dabajooga… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo cambaareysay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii garoonka Aadan Cadde

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay kooxihii ka dambeeyay qaraxii Beledweyne iyo weerarkii lala beegsaday garoonka… Sii akhri

Guddiga Doorashooyinka Hirshabeelle oo shaaciyay qabashada 4 kursi

Posted on March 25, 2022March 25, 2022 by News Office

Gudiga Hirgalinta Doorashada Hirshabeelle SEIT waxa uu shaacinay qabashada 4 kursi oo ka mid ah kuraasta Deegaan doorashada labaad ee… Sii akhri

Ciidammada Booliska Muqdisho oo Carruurta Madaxfurasho u Qabsada

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Dhowr degmo oo Muqdisho ka tirsan waxaa ka billowday falal amni-darro ah oo ay wadaan ciidammada… Sii akhri

48 qof oo ku nafwaayay qaraxyadii Beledweyne

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by Desk

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa sheegay in qaraxyadii Beledweyne ay ku dhinteen 48 qof, sidoo kale ku dhaawacmeen 108… Sii akhri

Maydka Xildhibaan Aamino oo la geeyay Muqdisho

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by Desk

Xildhibaan Aamino Maxamed Cabdi iyo xildhibaan hore Cali Cabdi Dhuxul oo ku dhintay qaraxii xalay ee Beledweyne ayaa maanta maydkooda… Sii akhri

Al-shabaab deploys terrifying tactics in its latest Beledweyne attack

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — Al-shabaab launched a suicide bombing attack in Beledweyne in which Amina Mohamed Ali, a former… Sii akhri

Rooble: Xildhibaan Aamina waxa loo dilay si aysan u guulaysan caddaalad u raadinta Ikraan Tahliil

Posted on March 24, 2022March 24, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in Qaraxyadii saacadihii u danbeeyay ka dhacay Muqdisho iyo Beledweyne… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close