
Puntland oo maxkamadaynaysa rag ku eedaysan dil maxbuus
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Qardho ayaa lagu wadaa in ay maanta bilowdo dhegaysiga dacwadda loo haysto shan maxbuus oo… Sii akhri
Maxkamadda derejada kowaad ee degmada Qardho ayaa lagu wadaa in ay maanta bilowdo dhegaysiga dacwadda loo haysto shan maxbuus oo… Sii akhri
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi ka shaqeeya amniga xafladda caleema-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku-meel-gaarka ah ee… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa haatan ka degay garoonka diyaaradaha caasimadda Garoowe. Garoonka waxaa ku soo dhoweeyay madaxweyne ku… Sii akhri
Khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu guulaystay in la xalliyo sida ay sheegayaan warar lagu… Sii akhri
Marka laga hadlayo siyaasadda iyo haweenka Soomaalida, ma fududa in haweeney ama gabari guul la taaban karo ka gaarto siyaasadda… Sii akhri
Madaxweynaha dowladda Puntland oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa maanta ku wajahan caasimadda Garoowe. Qaban-qaabada soo dhowaynta madaxweynaha ayaa ka… Sii akhri
Taliye ka tirsan ciidanka Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu ku biiray Somaliland kadib markii dhowaan baraha… Sii akhri
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maantay xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka… Sii akhri
Guddiga Amniga iyo Nabadgelyadda iyo Guddiga Maaliyada oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso. Guddiga amniga iyo nabadgalyada golaha wakiillada iyo… Sii akhri