
Madaxweyne Deni oo booqday deegaano ka tirsan gobolka Nugaal
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday deegaanada Xamur iyo Caano-yaskax oo ka tirsan gobolka Nugaal, kuwaas oo ay… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqday deegaanada Xamur iyo Caano-yaskax oo ka tirsan gobolka Nugaal, kuwaas oo ay… Sii akhri
Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ka yeeshay magacaabista Golaha Wasiiradda. Qoraal ka soo baxay xafiiska… Sii akhri
Guddoomiyihii degmada Marka Cabdullaahi Cali Axmed Waafow ayaa ku dhintay qarax maanta ka dhacay degmadaas. Qaraxa oo ahaa mid uu… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi ayaa bilaabay kulamo gaar gaar ah, oo uu la yeelanayo xildhibaannada Baarlamanka Puntland. Madaxweynaha ayaa Xildhibaannada… Sii akhri
Dowladaha Sacuudiga iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhanka militariga, dhaqaalaha iyo amniga ku saabsan. Heshiiska ay maanta… Sii akhri
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si… Sii akhri
Booliiska Caasimadda Garoowe ayaa xabsiga dhigay nin toorreey ku weeraray dad shacab ah. Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in uu… Sii akhri
Mas’uuliyiin ka tirsan Golaha Wasiiradda Puntland ayaa maanta xariga ka jaray 45-Biyo mareen oo laga dayactiray inta u dhexaysa Boosaaso… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta magacaabay La-taliyaha Arrimaha Siyaasadda ee Madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash. Wareegto ka soo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gurmad deg deg ah ka dalbaday dhammaan hay’adaha gargaarka Caalamiga ah. Warqad ka kooban… Sii akhri