Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Aadan Madoobe oo la kulmay Guddigii uu u magacaabay dhacdadii Baarlamanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe ayaa hoygiisa Kulan kula qaatay Guddiga KMG ah ee Ka tala bixinta… Sii akhri

Posted on August 10, 2022August 10, 2022 by News Office

Xubno ka mid ah Xukuumadda Xamse oo xilalka la wareegay

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka cusub, Saalax Axmed… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Xamse oo dhowaan ku wajahan Puntland

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa dhowaan ku wajahan Caasimadda Puntland ee Garoowe sida ay xaqiijinayaan warar… Sii akhri

Maamulka Gobolka Mudug ee Puntland oo soo babdhigay qaraxyo la qabtay

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by News Office

Gudoomiya Gobolka Mudug Faysal Sheikh Cali ayaa ka qayb galay kulan Deg Deg ahaa oo lagu soo bandhigayey Laamaha Amniga… Sii akhri

Shacabka Kenya oo saaka u dareeray goobaha cod bixinta

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by News Office

Saaka oo Talaada ah waxaa dalka Kenya looga dareeray goobaha cod bixinta si shacabku uu u doorto madaxweynaha hoggaamin doono… Sii akhri

Maraykanka oo Hubkii ugu badnaa siinaya dowladda Ukraine

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa shaacisay in ay dalka Ukraine ugu deeqi doonto, hubkii ugu badnaa ee si toosa loogu dirayo dalkaas,… Sii akhri

Museveni urges Somalia President to raise funds for peacekeepers’ salaries

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by cph

Kampala (PP News Desk) — President of Uganda Yoweri Museveni expressed concerns about lack of funds to sustain peacekeeping mission… Sii akhri

Ciidamada ilaalada Xeebaha Turkiga oo soo badbaadiyay Koox Tahriibayaal ah

Posted on August 9, 2022August 9, 2022 by News Office

Ciidamada ilaaladda Xeebaha dalka Turkiga ayaa soo badbaadiyey Tahriibeyaal magangelyo Doon ah kuwaas oo Ciidamadda Giriigu sife sharci darro ah… Sii akhri

Laftagareen iyo Cagjar oo ka wada hadlaya la dagaalanka Al-shabaab

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jig-jiga ee Dowlad… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo magacaabis sameeyay

Posted on August 8, 2022August 8, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay saddex la-taliye madaxweyne oo kala ah, la-taliyaha siyaasadda iyo dimuqraadiyadda, la-taliyaha mashaariicda iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close