Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay Safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Posted on August 11, 2022August 11, 2022 by News Office

Xisbiga Waddani oo ka hadlay tacaddiyo lagu sameeyay dadka mudaharaadaya iyo siyaasiyiinta mucaaradka

Posted on August 11, 2022August 11, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Xukuumadda Muuse Biixi ku eedeeyay in ay carqalad iyo awood… Sii akhri

Muddaharaadyo xooggan oo ka bilowday magaalooyin ka tirsan Somaliland

Posted on August 11, 2022August 11, 2022 by News Office

Muddaharaadyo xooggan ayaa saaka oo Khamiis ah ka bilwoday Caasimadda Somaliland ee Hargeysa iyo magaalooyin ay ku jiraan Burco iyo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka warbixiyay muhiimadda iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Yugaandha

Posted on August 11, 2022August 11, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyey Madasha Iskaashiga dhaqaale ee Soomaaliya iyo Yugaandha. Madaxweynaha ayaa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Xamse oo amar duldhigay Golaha Wasiirrada

Posted on August 10, 2022August 11, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa duldhigay Golaha Wasiirrada amar la xiriira ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida Qaranka.… Sii akhri

Waa In La Taageero Hirgelinta Dimuqraaddiyeynta Puntland

Posted on August 10, 2022August 10, 2022

Sanadkii hore Puntland waxay u dhaqaaqday u gudbista nidaam ku salaysan xisbiyo siyaasadeed. Doorashadii tijaabada ahayd ee dowladaha hoose waxay… Sii akhri

Wasiirrada cusub ee Amniga iyo Diinta & Awqaafta oo xilalka la wareegay

Posted on August 10, 2022August 10, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Amniga Maxamed… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay xaaladda siyaasadeed ee Puntland?

Posted on August 10, 2022August 10, 2022 by News Office

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay jirto kala ra’yi duwanaan siyaasadeed oo u dhexaysa madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo… Sii akhri

Puntland oo bilowday Gurmadka Abaaraha

Posted on August 10, 2022August 10, 2022 by News Office

Waxaa si rasmi ah Magaalada Qardho looga daah-furay Hawlgalka Gurmadka Abaaraha Puntland kaas oo u muhiimadiisu ay tahay bixinta iyo… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay xaflad aroos oo lagu weeraray duleedka degmada Afgooye

Posted on August 10, 2022August 10, 2022 by News Office

Ugu yaraan shan ruux ayaa ku dhintay sagaal kalena waa ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday xaflad aroos oo ka socotay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close