
Puntland: Mileeshiyaadka Daacish oo bilaabay in ay si habqan ah isu soo dhiibaan kaddib markii ay si buuxda u jabeen
Firxadkii mileeshiyaadka Daacish ee ku dhuumanayay togga Miraale ayaa bilaabay in ay si habqan ah isugu dhiibaan ciidamada difaaca dowladda… Sii akhri