Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Tartanka doorashada Madaxtinimada Iran oo maanta bilowday

Dadka reer Iran ayaa maanta u dareeray codbixinta doorashada madaxtinimo ee lagu xulanayo cidda qabaneysa madaxweynaha dalkaasi mudada dhowrka sano… Sii akhri

Posted on June 28, 2024June 28, 2024 by News Office

Puntland oo baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka galbeedka Gobolka Mudug

Posted on June 27, 2024June 27, 2024 by News Office

Dowladda Puntland ayaa baaq nabadeed oo deg deg ah ka soo saartay dagaal beeleedka ka socda galbeedka Gobolka Mudug. Bayaan… Sii akhri

Faahfaahinta Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedka galbeedka Gobolka Mudug

Posted on June 27, 2024June 27, 2024 by News Office

Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay 50 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaal beeleed mar kale subaxnimadii hore ee… Sii akhri

Dowladda Itoobiya oo beenisay in ay ka laabatay is-afgaradkii badda ee Somaliland

Posted on June 27, 2024June 27, 2024 by News Office

Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay wararka ku saabsan in ay baabi’say is-afgaradkii dhinaca badda ee ay hore… Sii akhri

Madaxweynaha dalka Bolivia oo ka badbaaday inqilaab millatari

Posted on June 27, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Bolivia Luis Arce ayaa sheegay, in Arbacadi shalay ay fashiliyeen isku day afgenbi oo ay fuliyeen cutubyo ka… Sii akhri

Dagaal beeleed culus oo mar kale saaka ka bilowday galbeedka gobolka Mudug

Posted on June 27, 2024 by News Office

Dagaal beeleed culus ayaa lagu soo warramaya in uu mar kale saaka dib uga bilowday degaanno ka tirsan galbeedka gobolka… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Qaraar ka dhan ah Argagixisada iyo Gooni-goosadka

Posted on June 27, 2024June 27, 2024 by News Office

Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay Qaraar ku saabsan Khataraha Amniga Qaranka,… Sii akhri

Booliska Adduunka ee Interpol oo Booliska Puntland ku wareejiyay eedaysane dil loo haysto oo baxsad ahaa

Posted on June 26, 2024June 26, 2024 by News Office

Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta lagu wareejiyay eedaysane loo haysto dil hore uga dhacay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Qoraal… Sii akhri

Madaxweyne William Ruto oo ka laabtay sharcigii maaliyadda ee sababay mudaharaadka Kenya

Posted on June 26, 2024June 26, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya William Ruto, ayaa ku dhaawaqay in uu ka laabtay sharcigii maaliyada ee banaanbaxyada rabshadaha sababay ka dhaliyey dalka… Sii akhri

Millatariga Soomaaliya oo ka warbixiyay Hawlgal ay ku dileen maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab

Posted on June 26, 2024June 26, 2024 by News Office

Taliska Ciidamada Millatariga Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degaanka Cali Cadhoole oo qiyaastii 33KM… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close