Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Israa’iil oo khasab kaga bara-kicinaysa Falastiiniyiinta degmada Khan Yunis

Milatariga Israa’iil ayaa xalay ku amray dadka Falastiiniyiinta ah ee ku nool degmada Khan Yunis ee bartamaha Marinka Gaza, in… Sii akhri

Posted on July 2, 2024July 2, 2024 by News Office

Qaar kamid ah dalalka Carabta oo Soomaaliya ku hambalyeeyay Munaasabadda 1-da Luuliyo ee Xorriyadda dalka

Posted on July 1, 2024July 1, 2024 by News Office

Dalalka Carabta qaarkood ayaa Maanta Soomaaliya ugu hambalyeeyay xuska munaasabadda 1-da luulyo oo ku beegan sannad guuradii 64-aad ee Xorriyadda… Sii akhri

Dowladda Jabuuti oo been-abuur ku tilmaantay eedayntii uga timid Somaliland ee taageeridda jabhadda Awdal

Posted on July 1, 2024 by News Office

Dowladda Jabuuti ayaa jawaab ka bixisay eedaynta uga timid madaxweyne Muuse Biixi ee ku saabsan in jabhad ka dhan ah… Sii akhri

1-da Luuliyo: Mataanayntii Maandeeq

Posted on July 1, 2024July 1, 2024 by News Office

Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn… Sii akhri

Kuuriyada Waqooyi oo saaka tijaabisay gantaal kale

Posted on July 1, 2024July 1, 2024 by News Office

Millatariga Kuuriyada Koofureed ayaa ku warramay, in Kuuriyada Waqooyi ay aroornimadi hore ee saaka xeebteeda bari ka ridday gantaal nooca… Sii akhri

Madaxweynaha Kenya oo halis Amni ku tilmaamay Muddaharaadyo dhawaan ka dhacay dalkaasi

Posted on July 1, 2024 by News Office

Madaxweynaha Kenya , William Ruto ayaa waraysi uu bixiyay ku soo bandhigay dhacdooyin halis ku ahaa ammaanka Kenya oo lagu… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qayb galay Xuska Munaasabadda Xorriyadda dalka ee 1 Luuliyo

Posted on July 1, 2024July 1, 2024 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay ka qeyb galay Munaasabadda Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo, isagoo salaan… Sii akhri

Shir lagu dhex-dhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka furmaya magaalada Ankara ee dalka Turkiga

Posted on June 30, 2024 by News Office

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta u amba-baxay magaalada Ankara ee caasimadda dalka… Sii akhri

Wadaagsan oo ka hadashay qorshaha shirkadda Imaaraatiga ah loogu wareejinayo dekedda Garacad

Posted on June 30, 2024 by News Office

Shirkadda Wadaagsan ee gacanta ku haysa dekedda Garacad ayaa si rasmi ah u xaqiijisay in ay wada-hadal kula jirto shirkad… Sii akhri

Dagaal beeleed saaka ka qarxay degaanno ka tirsan bariga gobolka Mudug

Posted on June 30, 2024June 30, 2024 by News Office

Dagaal beeleed xooggan ayaa saaka oo Axad ah ka qarxay miyiga u dhexeeya degaannada Towfiiq iyo Afbarwaaqo oo ka tirsan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close