Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo xabsiga u taxaabtay suxufi Siciid Nadaara oo wax ka qora arrimaha bulshada

Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka halkaasi lagu xiray suxufi Siciid Nadaara… Sii akhri

Posted on July 6, 2024July 6, 2024 by News Office

Urur ay ku midaysan yihiin 12 dal oo dowlad rasmi ah u aqoonsaday Falastiin

Posted on July 6, 2024 by News Office

Ururka Midowga Koonfurta Ameerika (USAN) ayaa ku dhawaaqay in uu dowlad rasmi ah u aqoonsaday Falastiin. USAN ayaa ku daray… Sii akhri

Puntland: Ololaha Doorashada qof iyo cod ee saddexda degmo oo la daah-furay

Posted on July 6, 2024July 6, 2024 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa xalay daah-furay Ololaha Xisbiyada Puntland ee Doorashada Goleyaasha Deegaanka… Sii akhri

Madaxweyne Erdogan oo Reer Galbeedka ugu baaqay in Israel lagu cadaadiyo xabbad-joojinta Gaza

Posted on July 6, 2024July 6, 2024 by News Office

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu baaqay Wadamada Reer Galbeedka waa in ay ku cadaadiyaan Israel in ay aqbasho… Sii akhri

Madaxweynaha Kenya oo ku dhawaaqay go’aanno lagu dhimayo kharashaadka saa’idka ah ee ka baxa dowladda

Posted on July 5, 2024July 5, 2024 by News Office

Madaxweynaha dalka Kenya,William Ruto ayaa hadal uu maanta u jeediyay dadweynaha Kenya , wuxuu ku soo bandhigay go’aamo hoos loogu… Sii akhri

Puntland: Ciidamo ka gadoodsan mushaar la’aan oo qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn

Posted on July 5, 2024 by News Office

Ciidamo ka tirsan Puntland oo ka gadoodsan mushaar la’aan ayaa maanta qabsaday kantaroolka degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Cutubyo ka… Sii akhri

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah uga bilaabatay dalka Ciraaq

Posted on July 5, 2024 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xalay gaaray magaalada Baghdad ee caasimadda Jamhuuriyadda Ciraaq. War… Sii akhri

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay Xaaladda Gobolka Geeska Afrika

Posted on July 5, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladdaFederaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha dalka Masar mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa wada-hadal gaar ah ku yeeshay… Sii akhri

Xisbiga Shaqaalaha oo ku guulaystay doorashada dalka Ingiriiska

Posted on July 5, 2024July 5, 2024 by News Office

Xisbiga Shaqaalaha ayaa ku guuleystay aqlabiyadda doorashada guud dalka UK si uu u soo dhiso dowlad cusub kaddib 14 sanno … Sii akhri

Ethiopia opposes British State-building Initiatives in Somalia

Posted on July 4, 2024July 4, 2024 by cph

Mogadishu (PP Comment) — There is a big difference between Ethiopia under Meles Zenawi as a Prime in 2006 and… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close