Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobey oo sannadkan Puntland u qoondaysay $120 milyan

Hay’adaha Qaramada Midoobey ayaa sannadkan miisaaniyad dhan $120 milyan u qoondeeyay arrimaha gargaarka iyo horumarinta degaannada Puntland. Xafiiska Qaramada Midoobey… Sii akhri

Posted on July 14, 2024 by News Office

Warbixin: Gudniinka gabdhaha oo sababa dhiig furan iyo dhalmo la’aan

Posted on July 14, 2024July 15, 2024 by News Office

Gudniinka gabdhaha waa jarjarid iyo dhaawac loo geysto xubinta Taranka Gabadha, taasi sababta dhiig-bax daran iyo dhibaatooyin caafimaad oo halis… Sii akhri

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo ka warbixiyay isku day dil oo uu ka badbaaday

Posted on July 14, 2024 by News Office

Madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu dhaawac kasoo gaaray dhagta midig, kaddib marki uu qof hubeysani… Sii akhri

In ka badan 90 Falastiiniyiin ah oo ku dhintay duqayn Israa’iil ka fulisay Marinka Gaza

Posted on July 14, 2024July 14, 2024 by News Office

In ka badan 90 qof oo Falastiiniyiin ah oo ay ku jireen dumar iyo carruur ayaa la xaqiijiyay in lagu… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey u soo magacowday Soomaaliya

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa Qasriga Madaxtooyada… Sii akhri

Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliya oo ka warbixiyay iska hor-imaad ka dhacay xabsiga dhexe ee Muqdisho

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Taliska Asluubka Soomaaliya , ayaa sheegay in la fashiliyay iskuday ay ku doonayeen maxaabiis ku xiran xabsiga dhexe ee Muqdisho,… Sii akhri

Dowladda Masar oo sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Posted on July 13, 2024 by News Office

Wasiirka Arrimaha dibadda dalka Masar Badr Abdelatty iyo wefdi uu hoggaaminayay ayaa Jimcihii safar kooban ku tegey magaalada Muqdisho, isaga… Sii akhri

Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhashay is rasaasayn ka dhacday xabsiga dhexe ee Muqdisho

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Is rasaaseyn xooggan ayaa lagu soo warramaya in ay saaka ka dhacday gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho. Is rasaaseynta… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay dagaal xoog badan ku qaaday Kalluumeysiga sharci-darrada ah

Posted on July 13, 2024July 13, 2024 by News Office

Wasiirka Kalluumeysiga xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan oo wareysi kooban bixiyay ayaa sheegay in ay dagaal xoog badan ku… Sii akhri

Iran oo Mareykanka ka doonaysa lacag dhan $6.8 bilyan oo Magdhaw ah

Posted on July 13, 2024 by News Office

Maxkamad ku taalla Iran ayaa ku amartay Mareykanka inuu bixiyo ku dhawaad 6.8 bilyan oo dollar oo ah magdhowga saameynta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close