Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mas’uuliyiin laga soo badbaadiyay doon ku rogmatay fatahaadda webiga Shabeelle

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in duqa degmada Beledweyne, Safiyo Xassan Sheikh Cali Jimcaale iyo guddoomiyihii hore… Sii akhri

Posted on October 28, 2019October 28, 2019 by News Office

Qaar kamid ah odayaasha gobolka Bari oo u mahadceliyay Baarlamanka Puntland

Posted on October 28, 2019October 28, 2019 by News Office

Waxgarad iyo odayaal dhaqameed warbaahinta kula hadlay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, ayaa sheegay in ay mudanayaasha Baarlamaanka Puntland… Sii akhri

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo doonni kula qallibantay fatahaadda webiga Shabeelle

Posted on October 28, 2019October 28, 2019 by News Office

Warar ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaasi goor dhoweyd ay doonni kula rogmatay mas’uuliyiin… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Safiirka Shiinaha Ee Soomaaliya

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay wefti balaadhan oo uu hogaaminayey Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaliya

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Garoowe kusoo dhoweeyey wefti balaadhan oo uu hogaaminayo… Sii akhri

Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Puntland oo Garoowe ku soo xirtay kulan ku saabsana hirgelinta xeerka Sanduuqa Dhalinyarada

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by News Office

Wasaaradda shaqada, shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha dowladda Puntland, ayaa Garoowe ku soo geba-gabaysay kulan ku saabsana u-qareemidda hirgelinta xeerka sanduuqa… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la kulmay guddiga gurmadka fatahaadaha

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay guddiga gurmadka fatahaadaha ee shalay uu u magacaabay… Sii akhri

Hoggaamiyaha Daacish oo la sheegay in lagu dilay dalka Suuriya

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by News Office

Ilo-wareedyo ku sugan dalalka Suuriya, Ciraaq iyo Iiraan ayaa maanta oo Axad ah sheegay in la aaminsan yahay in hoggaamiyaha… Sii akhri

Ansixinta Ajandaha Kalfadhiga Baarlaamanka Puntland oo dib loo dhigay

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by News Office

Golaha Baarlamaanka dowladda Puntland, ayaa maanta dood adag ka yeeshay ansixinta Ajandaha kalfadhigooda 45-aad ee furmay Sabtidii shalay. Xildhibaannada Baarlamaanka,… Sii akhri

Dibad-bax maalintii labaad ka dhacay Muqdisho

Posted on October 27, 2019October 27, 2019 by Liban Yusuf

Magaalada Muqdisho waxaa maalintii labaad oo xiriir ah ka socda dibad-bax lagu dalbanayo in la furo jidadka xiran. Gaadiidleyda Bajaajta… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close