Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Al-shabaab oo amartay in laga guuro luuqadda Af-Soomaaliga

Ururka Al-shabaab ayaa shaaciyay in ay degaanno ka tirsan gobollada Jubbooyinka ee koonfurta Soomaaliya  ka bilaabeen ol’ole lagu Carabiyeynayo bulshada… Sii akhri

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Wasiir Sabriye oo Ahlusunna ugu baaqay in ay joojiyaan jidgooyo uu sheegay in ay u dhiganayaan xulista Xildhibaannada Galmudug

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u-heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo sharraxaad  ka bixiyay heshiiskii ay horay  u… Sii akhri

Soomaaliya oo gurmad deg deg ah ka dalbatay dowladda Denmark

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya… Sii akhri

Guddiga Dhaqaalaha Wadajirka Ah ee Turkiga Iyo Soomaaliya oo ku kulmay magaalada Ankara

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Shirka labaad ee Guddiga dhaqaalaha wadajirka ah ee dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkiga,… Sii akhri

Wasiir Beyle oo Bangiga Hormarinta Afrika kala hadlay Arrimaha Deyn-Cafinta Soomaaliya

Posted on November 1, 2019November 1, 2019 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaalia C/raxmaan Ducaale Beyle oo ku sugan magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast ayaa halkaasi  kulan… Sii akhri

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo meel-mariyay Miisaaniyadda 2020

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Hogaanka dhaqanka ee Gobolka Haylaan

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay hogaanka dhaqanka ee Gobolka Haylaan, gaar ahaan Nabadoonada iyo Cuqaasha… Sii akhri

Daacish oo xaqiijisay geerida hoggaamiyahoodi Abu Bakr al-Baghdad

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Ururka Daacish ayaa bayaan uu soo saaray ku xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii kooxda Abu Bakr al-Baghdadi, islamarkaana inuu beddelo u magacaabay… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland Oo La Kulmay Dhallinyarada Gobolka Haylaan

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Dhallinyarada Gobolka Haylaan, kulanka waxaa looga hadlay arrimaha dhallinyarada Puntland… Sii akhri

Madaxweynaha Dowladda Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo lagu soo dhoweeyay Dhahar

Posted on October 31, 2019October 31, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa maanta siweyn loogu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close