Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Maxkamadda Ciidamada Soomaaliya oo xukuno kala duwan ku ridday dad ku eedaysnaa Al-shabaabnimo

Maxkamadda Derejada  kowaad ee ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa saaka xukunno kala duwan ku ridday sagaal qof oo ku… Sii akhri

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Hal ruux ayaa ku dhintay afar kalena waa ku dhaawacantay shil gaari oo xalay ka dhacay duleedka koonfureed ee magaaalada… Sii akhri

Madasha Xisbiyada ka dhisan Muqdisho oo u gurmanaya Fatahaadda Beledweyne

Posted on November 5, 2019November 5, 2019 by News Office

Madasha la baxday Xisbiyada Qaran  oo xalay kulan ay ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa  magacaabay Guddi ay u bixiyeen Gurmadka… Sii akhri

Ina Eng. Yariisow oo xil loo magacaabay

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by Liban Yusuf

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xil u magacowday wiil uu dhalay duqii hore ee Muqdisho AUN Eng. Cabdiraxmaan Cumar Yariisow. Digreeto… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland oo warbixin ka soo saaray heerka dhaqaalaha Puntland

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Guddiga dhaqaalaha iyo xisaabaadka golaha wakiilada dowladda Puntland, ayaa mudanayaasha Baarlamaanka warbixin ka siiyay heerka dakhliga iyo kharashaadka Wasaaradda Maaliyadda… Sii akhri

Puntland oo ku hanjabtay in ay tallaabo ka qaadi doonto Universal TV

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, ayaa jawaab… Sii akhri

Wasaarada Cadaaladda Puntland oo Garoowe ku soo xirtay kulan ku saabsan Dastuurka KMG ah ee Soomaaliya

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta, Dastuurka iyo Dhaqan-celintaPuntland ayaa maanta Garoowe ku soo geba-gabaysay Kulan ku saabsana ka doodista iyo kala… Sii akhri

Jubaland oo amar cusub ku soo rogtay ciidamada AMISOM

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Isniina shir gudoomiyay kulanka bilaha ah ee golaha amniga Jubaland… Sii akhri

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Ingiiriska

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta oo Isniin ah waxaa uu xafiiskiisa Ku… Sii akhri

Kenya oo sheegtay in wefdigii uga qeyb-galay Caleema-saarkii Axmed Madoobe ay ogolaansho ka haysteen dowladda Soomaaliya

Posted on November 4, 2019November 4, 2019 by News Office

Mas’uul ka tirsan dowladda Kenya ayaa laga soo xigtay in wefdigii ka socday dalkaasi ee ka qeyb-galay xafladdii Caleema-saarka madaxweynaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close