Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo sheegtay in ay isu diyaarinayso guluf ka dhan ah kooxaha argagixisada ah

Dowladda Puntland ayaa sheegtay in ay isu diyaarinayso guluf ka dhan ah kooxaha argagixisada ah ee ku dhuumaalaysta buuraha Bari… Sii akhri

Posted on September 24, 2024September 24, 2024 by News Office

Maamulka SSC-khaatumo oo digniin adag u jeediyay dowladda Puntland

Posted on September 24, 2024September 24, 2024 by News Office

Qoraal kooban oo uu soo saaray xoghayaha Warfaafinta maamulka SSC-khaatumo Najiib Barkhadle ayuu si adag uga digay in dowladda Puntland… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay in Puntland ay wada-hadal diyaar ula tahay dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on September 24, 2024 by News Office

Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ku dhawaaqay in Puntland ay diyaar u tahay in ay wada-hadal la gasho dowladda… Sii akhri

Dowladda Masar oo markab hub ah geysay magaalada Muqdisho

Posted on September 23, 2024September 23, 2024 by News Office

Markab xamuul oo Masar ay leedahay ayaa xirmaddii labaad oo hub ah geeyey Soomaaliya, sida laga soo xigtay saraakiil millitari… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal

Posted on September 23, 2024 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danijirenimo ka guddoomay Safiirrada Lix dal, kuwaas oo… Sii akhri

Wasaaradda degaanka Puntland oo joojisay ka ganacsiga iyo isticmaalka bacaha

Posted on September 23, 2024 by News Office

Wasaaradda degaanka iyo isbeddelka Cimilada Puntland ayaa soo saartay go’aan looga joojinayo isticmaalka bacaha dhammaan degaannada Puntland. Qoraal ka soo… Sii akhri

Madaxweynaha Galmudug iyo Safiirka Turkiga oo ka wada-hadlay La-dagaallanka Argagixisada

Posted on September 23, 2024September 23, 2024 by News Office

Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga u fadhiya magaalada Muqdisho.… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay xiisad dagaal oo laga dareemay magaalada Boosaaso

Posted on September 23, 2024 by News Office

Xaaladda magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa saaka deggan kadib dhaq dhaqaaqyo ciidan oo xalay laga dareemay magaalada. Ciidamada… Sii akhri

Israa’iil oo saakay 150 weerar oo dhinaca Cirka ah ku qaaday dalka Lubnaan

Posted on September 23, 2024September 23, 2024 by News Office

Israa’iil ayaa tan iyo saakay 150 weerarro dhinaca cirka ah ka geysatay gudaha dalka Lubnaan. Duqeymaha inta ay socdaan waxaa… Sii akhri

Dissanayake oo ku guulaystay doorashada madaxtinimada dalka Sri Lanka

Posted on September 23, 2024September 23, 2024 by News Office

Anura Kumara Dissanayake oo ah siyaasi u janjeera fikirka Maarkiisamka ayaa ku guuleystay doorashadi madaxtinimo ee Sabtidi ka dhacday dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close