Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay degmada Dangoroyo

Wararka ka imaanaya degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal, oo qiyaastii 114km dhanka bari kaga beegan caasimadda Garoowe, ayaa sheegaya in… Sii akhri

Posted on November 15, 2020November 15, 2020 by News Office

Al-shabaab oo sheegtay in ay kala jareen Guriceel iyo Dhuusamareeb

Posted on November 15, 2020November 15, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay in ay xalay la wareegeen degaanka lagu magacaabo Ceeldheer oo kaabiga ku haya magaalada Dhuusamareeb ee… Sii akhri

Faahfaahin ka soo baxaysa Gantaalo lagu garacaay Asmara

Posted on November 15, 2020November 15, 2020 by News Office

Gantaalladda ayaa laga soo tuuray Itoobiya waxayna ay ku dhaceen caasimadda dalka deriska la ah ee Eritrea, sida ay sheegeen… Sii akhri

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay Buuraleyda Gobolka Bari

Posted on November 15, 2020November 15, 2020 by News Office

Cutubyo ka tirsan Ciidanka PSF, oo ay weheliyaan ururka Galayr ee Ciidamada Daraawiishta Puntland, ayaa hawlgal qorshaysan oo lagu xaqiijinayo… Sii akhri

Golaha Wasiirada Puntland oo ansixiyay Miisaaniyada 2021

Posted on November 14, 2020November 14, 2020 by News Office

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Axmed Cilmi Cismaan Karaash… Sii akhri

Sudanese People Pitch in to Support Ethiopian Refugees

Posted on November 14, 2020November 14, 2020 by cph

El-Gadarif (PP News Desk) — Sudanese people in El-Gadarif region bordering Ethiopia have stood by the Ethiopian refugees through a… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo Gudoomiye ku xigeeno cusub u magacaabay Gobolka Banaadir

Posted on November 14, 2020November 14, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Kuxigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir,… Sii akhri

Tigreega oo duqeeyay laba magaalo oo ku yaal Gobolka Amxaarada

Posted on November 14, 2020 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa maanta oo Sabti ah shaacisay in Tigreegu ay Jimcihii shalay gantaalo ku garaaceen Laba magaalo oo ka… Sii akhri

Cabdixakiin Luqmaan: Afarta sanno ee soo socota waxey noqon doontaa afar sanno oo xasilooni ah

Posted on November 14, 2020November 14, 2020 by News Office

Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan ayaa ballan-qaaday in afarta sanno ee soo socota ay ka shaqayn doonaan Hirshabeelle xasilloon oo… Sii akhri

The West Distances Itself from the Ethiopian Prime Minister

Posted on November 14, 2020November 14, 2020 by cph

Addis Ababa ( PP Commentary ) —The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed presses on with a war against Tigray despite… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close