Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Villa Somalia oo Cismaan Dheere ku beddelaysa Cali Xoosh oo laga dhigayo Ra’iisul wasaare ku xigeen saddexaad

Wasiirka Arrimaha gudaha xukuumadda Federaalka Soomaaliya xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) ayaa lagu wadaa in dhawaan laga wareejiyo wasaaradda, islamarkaana… Sii akhri

Posted on May 18, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo mileeshiyaadka Daacish kala wareegay Ceelashii biyaha ee degaanka Buqo-caleed

Posted on May 18, 2025 by News Office

Ciidamada difaaca Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaanka BUQO ee buuraha Calmiskaad ayaa la wareegay ceelashii ay ka dhaansan… Sii akhri

How Puntland’s 2012 Constitution Undermines Its Autonomy Claims

Posted on May 17, 2025May 17, 2025 by cph

Garowe (PP Editorial) — In January 2023, Puntland State of Somalia published a position paper announcing its intention to sever… Sii akhri

Puntland: Horjoogayaasha mileeshiyaadka Daacish oo Miraale uga baxsaday godad ku yaalla togga Baalade

Posted on May 17, 2025May 17, 2025 by News Office

Firxad ka tirsan mileeshiyaadka Daacish, oo ay ku jiraan hoggaamiyaal sare, kuwaasi oo ka cararay aagga Miraale ayaa u baxsaday… Sii akhri

Puntland iyo Qaramada Midoobay oo ka wada-hadlay Raadinta Xaqiiqooyinka Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha

Posted on May 17, 2025May 17, 2025 by News Office

Saraakiil ka tirsan Xafiiska Difaacaha Xuquuuqda Aadanaha Puntland ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiska dhexe ee Garoowe mas’uuliyiin ka socday… Sii akhri

Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka Ciraaq kaga qayb galaya Shirka Jaamacadda Carabta

Posted on May 17, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq oo uu kaga qaybgali doono… Sii akhri

Puntland Information Minister Accused of “Misquoting” NCC Resolution on Jubaland

Posted on May 16, 2025May 16, 2025 by cph

Garowe (PP News Desk) — The Information Minister of Puntland State of Somalia Mohamud Aideed Dirir has claimed that the… Sii akhri

Basasha ka timaada Yemen oo khasaare ba’an u geysatay beeraleyda degaannada Puntland

Posted on May 16, 2025 by News Office

Beeraleyda Puntland ayaa wajahaya khasaare ba’an oo gaaraya 89% tacabkoodii qudaarta, gaar ahaan basasha oo ahayd dalagga ay si weyn… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray aag laga dhisayo deked cusub oo xoolaha laga dhoofiyo

Posted on May 16, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Baarlamaanka, Maxamed Baari Shire, ayaa kormeer ku… Sii akhri

Puntland: ku dhawaad 30 qof oo sannado badan ku xiran xabsiyada magaalada Garoowe maxkamad la’aan

Posted on May 15, 2025May 15, 2025 by News Office

Ilaa 29 qof oo loo haysto eedaymo kala duwan ayaa Garoowe mudda dheer ugu xiran si baalmarsan xeerarka iyo dastuurka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close