Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Puntland oo baajisay bannaanbax qorshaysnaa in uu berri ka dhaco magaalada Gaalkacyo

Warqad ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee dhinaca Puntland Faysal Shiikh Cali ayaa dib loogu dhigay bannaanbax nabadeed… Sii akhri

Posted on May 29, 2025May 29, 2025 by News Office

Dowladda Puntland oo si rasmi ah u beenisay in ay macdan ka qodayso buuraha silsiladda Golis

Posted on May 29, 2025 by News Office

Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo wareysi bixiyay ayaa been abuur iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo tacsi ugu tegey Qoyska marxuum Maxamed Siciid Moorgan

Posted on May 29, 2025 by News Office

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa xalay ku booqday cisbitaalka AAR… Sii akhri

Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ku dilay xubno ka tirsan firxadka Daacish

Posted on May 29, 2025 by News Office

Ciidamada Puntland oo hawlgal qorshaysan ka fuliyay degaannada Xal iyo Walinsoor ee buuraha Calmiskaad ayaa halkaasi ku dilay xubno ka… Sii akhri

Mileeshiyaad hubaysan oo saaka weeraray xabsiga weyn ee waqooyiga Gaalkacyo

Posted on May 29, 2025May 29, 2025 by News Office

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in saaka mileeshiyaad hubaysan weerar ku qaadeen xabsiga weyn ee waqooyiga Gaalkacyo, halkaasi… Sii akhri

Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo galabta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya

Posted on May 28, 2025May 28, 2025 by News Office

Alle ha u naxariistee, waxaa galabta magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ku geeriyooday Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan oo… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Guddoomiye cusub u magacaabay Gobolka Banaadir

Posted on May 28, 2025May 28, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo tixraacaya soo-Jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa u magacaabay, Xasan Maxamed… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xiddigii Afrika ee Kubadda Cagta

Posted on May 28, 2025 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay ciyaartoydii hore ee caanka ka ahaa dhanka kubadda cagta… Sii akhri

Siyaasiyiinta Mucaaridka Soomaaliya oo maanta shir uga furmay magaalada Muqdisho

Posted on May 28, 2025 by News Office

Madaxweynayaal hore, Ra’iisul Wasaarayaal hore, xildhibaano iyo siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Madaxa banaan ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho… Sii akhri

Maxaa ka jira in xilka xayuubin lagu samaynayo guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland?

Posted on May 28, 2025 by News Office

Mudane ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa beeniyay wararka ku saabsan in mooshin xubin ka xayuubin laga wado guddoomiyihii hore ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close