Wargelin: Fursad waxbarasho Dalka Turkiga

This listing has expired.
  • Scholarship
  • Puntland
  • Applications have closed

Website SOMTURKEY

Wargelin: Fursad waxbarasho Dalka Turkiga

Waxaa lagu wargelinayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed in la furay xafiis soo saaraaya Aqbalaadda (Admission) Jaamacadaha , isla markaan u fududaynaya ardayda Soomaaliyeed inay Scholarship ka helaan Wadanka Turkiga.

Xafiiskan oo lagu magacaabo SOMTURKEY ayaa sidoo kale ardayda rabta inay wax ku soo bartaan Dalka Turkiga u fududayn doona soo saarista fiisaha wadanka Turkiga, aqbalaadda Jaamacadaha iyo guriyeynta ardada iyadoo mudo gaaban howshaas loogu soo dhamayn doono.

Jaamacadaha ay SOMTURKEY kuu soo dhamayn karto ayaad ku qaadan kartaa koorasyada hoos ku xusan:-

SRCS Building  #2 Gureye Road,
Garowe, Puntland, SO

Tel: +252907526614 / +252907897171 –
email:
info@somturkey.so  web: www.somturkey.so