Invitation to Bid for Construction of Goldogob Town Market Road

This listing has expired.

Goldogob District Administration

The Goldogob District Administration, invites bidders from eligible construction companies for the above named construction project being implemented by Mudug Regional Administration.

Maamulka Degmada Goldogob ee Gobolka Mudug Soomaaliya waxaa ay ku casumaayaan shirkadaha dhismooyinka ku taqasusey in ay u soo tartamaan dhismo wadada suuqa ee laga dhisayo Degmada Goldogob Gobolka Mudug. Mashruuca waxa fulinaya Maamulka Degmada Goldogob.

It should be noted that contractors are automatically disqualified from participating in this tender if they assisted with any part of this project or tender process, including preparation of technical documents, or if they are related to a member of the Bid Committee without prior disclosure. Small businesses, minority-owned firms, and women’s business enterprises are encouraged to apply.

Waxa tartamayaasha la ogeysiinayaa in aysan tartameynin oo si dhaqsi ah looga saari doono tartanka hadii la ogaado in lagu caawiyey nidaamka tartanka qandaraaska sida diyaarinta dukumeentiga farsamada ama ay qaraabo yihiin xubin ka mid ah gudiga qandaraaska hadaan hore loo soo war gelin dadka shaqada ku leh.

Ganacsatada yaryar, shirkadaha ay leeyihiin Dadka laga Tiro Badan Yahay ama Yar, iyo Shirkadaha Dumarku leeyihiin waxaa lagu dhiiri gelinaayaa in ay soo codsadaan/tartamaan.

Click here to download full document