Dowladda Hoose ee EYL
Dawlada Hoose
Ee Degmada Eyl |
The local Government
Of Eyl District |
Xarunta Maamulka Degmada Eyl
E-mail:- eyldistrict114@gmail.com
00252-090-7735943 or 7718727
Furthermore please contact us.
_13_/May/2019 [taariikh]
Baahin Qandaraas
Tixraac:__________________ ________Msahaariica JPLG-2019
Gollaha deegaanka ee degmada EYL.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha kala ah: ……
Dhismooyan kala duwan.……………
Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada EYL waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran.
1. …Diilin CommunityCenter…………………………..
2. …EYL Stadium Rehabilitation…………………………
3. …EYL Municipality Hall Construction
4 Badey Safety Wall
5 Daawad Street Light
6 Tuur Primary School…
7 Gubato Primary School
8 Aftogweyne Health Post
9 Biyo Cadde Health Post……………………….
Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda:_13/May/2019 ilaa __26/May/2019 Gollaha deegaanka qiime ah $30 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.
Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan ku xusan.
Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:
_______________________________________________[Cinwaanka iyo Meesha]
ka hor wakhtiga;_12__;_PM__ taariikhda;_26__/_May__/2019.
Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;
(taariikh;__27_/___MAY/2019, , (wakhtiga;_10 __:_AM__ ilaa __12 PM_:____
Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.
Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; _16__/_May__/2019, waqtiga; _09_:_AM_, Goobtu Dawladda hoose/EYL_______________________ _______________________________________________________________ si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.
Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;
No | Documents | Description | Submitted | |
Yes | No | |||
1 | Original – Certificate of registration | From the district and MoPW | ||
2 | Original – Receipt of each bid document ($30) | From the district | ||
3 | Copy – Completion projects | The past three years completed projects (UN, INGOs etc) | ||
4 | Copy – CV’s of Project engineer with certificate | Project engineer’s CV’s | ||
5 | Copy – the company’s Profile | Company profile | ||
6 | Bid fully prices | Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures) | ||
7 | Bid signing | To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs) |
[Halkan ka soo degso document-ga oo file ah]
Nasiibku hakuu wacnaado
Sarkaalaka waxsoo iibsiga Dawlada Hoose Ee Degmada Eyl
Abdinasir Yasin Ali
abdinasiryasina@gmail.com
You must be logged in to post a comment.