Baahin Qandaraas – Degmada Eyl

This listing has expired.
  • Qandaraas
  • EYL
  • Applications have closed

The local Government Of Eyl District

Dawlada Hoose ee Degmada Eyl

07/Oct/2019

Tixraac: Degmada Eyl                Masahaariica JPLG-2019

Gollaha deegaanka ee degmada EYL.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN-JPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha kala ah: ……                                                                                          Dhismooyan kala duwan.……………

Sidaas darteed, Gollaha Deegaanka ee Degmada EYL waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran

  1. Additional for Construction of Stadium Fencing Wall (Construction of Two additional rooms (4m x 4m)

Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: _07/Oct/2019 ilaa __17/Oct/2019. Gollaha deegaanka qiime ah $ 30 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraasyada dhamaantood dokumintigooda waa in loo soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee  qoraalkan ku xusan.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:


  Xafiiska Wax-soo iibsiga Degmada Eyl, ka hor wakhtiga; 10:00am taariikhda 17/10/2019

Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;17/10/2019,  (wakhtiga; 10:30am

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 3 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 10/10/2019 waqtiga; 09:00am Goobtu Dawladda hoose/EYL

_ _______________________________________________________________ si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

No Documents Description Submitted
Yes No
1 Original – Certificate of registration From the district and MoPW
2 Original – Receipt of each bid document ($30) From the district
3 Copy – Completion projects The past three years completed projects (UN, INGOs etc)
4 Copy – CV’s of Project engineer with certificate Project engineer’s CV’s
5 Copy – the company’s Profile Company profile
6 Bid fully prices Priced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs)

Nasiibku hakuu wacnaado

Sarkaalaka waxsoo iibsiga Dawlada Hoose Ee Degmada Eyl

Abdinasir Yasin Ali

 abdinasiryasina@gmail.com

Halkan kala deg warqada oo PDF ah