Guri Iib ah – Garowe

house-front


Gurigan waa Villa dhex ka dhis ah, kuna fadhida dhul dhan 20m x 30m. Waa labo jidle laamiga Islaan Mohamed ka ah booska 4aad.

Faahfaahinta Guriga:
Nooca: Villa dhex ka dhis
Cabirka: 20m x 30m
Qolalka: 4 qol
Suuli/Musqul: 2
Jiko: 1
Wado: Laba wadoole
Laamiga: Booska 4aad
Xaafadda: 1-da August – Garowe
Qiimaha: $95,000(USD)

Waxaad kala soo xiriiri kartaa
Tel: 0907743030 – Garowe
Tel: 00447455502853 – UK