Baahin Qandaraas: Dhismaha Xarunta Dawlada Hoose ee Caasimada Puntland

Golaha deegaanka ee degmada Garowe.wuxuu ka helay maalgelin mashruuca qaramada midoobay ee Dawladaha hoose ee Horumarinta Adeega iyo Maamul daadejinta  (UNCDF-JPLG),waxaanu doonayaa in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo mashaariicaha kala ah: ………dhismaha Xarunta Dawlada Hoose ee  Degmada Garowe.

Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada Garowe waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan Qandaraaskaan hoos ku qoran oo ah:-

  • Dhismaha Xarunta Dawlada Hoose ee Caasimada Puntland

Qoraalka qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 06 /10/2021 ilaa 20/10/2021

Gollaha deegaanka  waxa uu ka qaadaya qiime dhan  $50 qandaraaskiiba. Cida soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashuna waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraaskan dhamaan dokumintigiisa waa in la soo diyaariyaa iyadoo la raacayo tilmaamaha la siiyey qandaraaslayaasha iyo qoraallada kale ee qoraalkan ku xusan.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:  Xarunta Dawlada Hoose ee Garowe ama Emailkan:- Saiddhegadhere@gmail.com

ka hor wakhtiga;10:00;PM Taariikhda;- 20/10/2021

Qandaraska dokumintigiisa waxa la furrayaa;

(taariikh;- 21/10/2021, , (wakhtiga;10:00 am—- ilaa 12:00 pm

Qandaraasyada waxaa la furayaa iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha doonaya inay soo xaadiraan.

Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 2 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 08/10/2021, waqtiga :- 09 :AM_

Goobta Hoolka D/Hoose Garowe si loogu sharxo wixii faahfaahin ah ay uga baahan yihiin qoraalka qandaraaska.

Mahadsanidiin

Madaxa Qandaraasyada ee D/hoose Garowe

Cabdulahi Saciid Nuur

+252-90-7384730

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska;

NoDocumentsDescriptionSubmitted
   YesNo
1Original – Certificate of registration And Tander BodFrom the district  
2Original – Receipt of each bid document ($10)From the district  
3Copy – Completion projectsThe past three years completed projects (UN, INGOs etc)  
4Copy – CV’s of Project engineer with certificateProject engineer’s CV’s  
5Copy – the company’s ProfileCompany profile  
6Bid fully pricesPriced BOQ, the bidding documents (amount in words and amount in figures)  
7Bid signingTo sign and to stamp the bidding documents (form of tender and BOQs)