Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Madaxweyne Xasan sheekh oo tacsi u diray dhiggiisa Turkiga

Muqdisho-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray dhiggiisa dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, kadib weerarkii ka dhacay magaalada… Sii akhri

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by sooyaal

Al-Shabaab deputy commander Mahad Karatey killed in KDF strike

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by sooyaal

Nairobi-(Puntland Post)-An Al-Shabaab deputy commander said to be behind the El-Adde attack was killed in a Kenyan military strike in… Sii akhri

Xasan sheekh oo gaaray Beled-weyne

Posted on February 18, 2016 by sooyaal

Beled-weyne-(Puntland Post)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran oo isugu jira labada gole ee dowladda ayaa maanta gaaray magaalada… Sii akhri

Kenya oo sheegtay inay dishay madaxii amniyaadka Al-shabaab

Posted on February 18, 2016 by sooyaal

Nairobi-(Puntland Post)-Wasaaradda gaashaan dhigga dalka Kenya ayaa maanta shaacisay inay duqayn ku dishay madaxii amniyaadka Ururka Al-shabaab Mahad Maxamed (Karratey)… Sii akhri

Dagaal qasaare geystay oo ka dhacay Af-gooye iyo taliye lagu dilay

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Taliye ku xigeenkii ciidanka Booliska Balcad Sayid Cumar Shafeey iyo Todoba ruux oo kale ayaa ku geeriyootay dagaal qaraar… Sii akhri

At least 7 killed in heavy fighting in Somalia

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by sooyaal

Moagadishu-(Puntland Post)-At least seven people were killed and several others injured in heavy fighting between Somali National Army backed by… Sii akhri

Wasiirka amniga dalka oo iska fogeeyay eedeeyn ay xildhibaannada usoo jeediyeen

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by sooyaal

Muqdisho-(Puntland Post)-Wasiirka amniga dalka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay inuusan jirin wax amar ah oo ay ku fareen ciidamada… Sii akhri

Al-shabaab oo nin ay basaas ku eedeysay ku dishay gobolka Hiiraan

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by sooyaal

Beled-weyne-(Puntland Post)-Ururka Al-shabaab ayaa meel fagaare ah ku dishay nin ay ku eedeeysay inuu u basaasayay dowladda federaalka Soomaaliya iyo… Sii akhri

Maamulka Diinsoor oo sheegay inay qabteen saraakiil Al-shabaab ah

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by sooyaal

Baydhabo-(Puntland Post)-Guddoomiyaha degmada Diinsoor ee gobolka Baay Ibraahim Maxamed ayaa sheegay in ciidamada dowladda iyo kuwa Amisom ay ku guuleysteen… Sii akhri

Ciidamada Kenya oo ka baxay garoonka diyaaradaha Kismaayo

Posted on February 17, 2016 by sooyaal

Kismaayo-(Puntland Post)-Ciidamada difaaca dalka Kenya ee qaybta ka ah kuwa midowga Afrika ee Amisom ayaa la sheegayaa iney faarujiyeen gegida… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close